Zamzam University Medical Alumni-ZUMA

Zamzam University Medical Alumni-ZUMA Medical Alumni Association of Zamzam University-MAAZU is an association that unites Medical Doctors

π‡π€πŒππ€π‹π˜πŽUrurka Qalinjabiyayaasha Caafimaadka ee Jaamacadda Zamzam (ZUMA)  waxa uu u hambalyeynayaa ardayda kulliyadda Ca...
10/07/2026

π‡π€πŒππ€π‹π˜πŽ
Ururka Qalinjabiyayaasha Caafimaadka ee Jaamacadda Zamzam (ZUMA) waxa uu u hambalyeynayaa ardayda kulliyadda Caafimaadka ee difaacday buuggaagtii qalin-jebinta, islamarkaane soo gebagabeeyay safarkii dheeraa ee waxbarashada heerka koowaad. Ururku waxa uu gacmo furan ku soo dhawaynayaa dhakhaatiirta ku soo biirta sannadkaan, waxa uuna u rajaynaynaa dhammaantooda mustaqbal ifayo.


Address

Maka Almukarama Street, KM5
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zamzam University Medical Alumni-ZUMA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share