Computer Science & Engineering

Computer Science & Engineering Welcome to Jobkey University , Faculty of Computer Science & Engineering.

Dhamaan ardayda somaliyeed meel kasta aad jogtaan,waxaan idin leyahay guleeysta.Ilove you  dhamaantiin
21/11/2025

Dhamaan ardayda somaliyeed meel kasta aad jogtaan,waxaan idin leyahay guleeysta.

Ilove you dhamaantiin

Hambalyo dhamaan ardayda maanta uu isoo idlaaday exam kii finalka ahaa.Hambalyo dhamaan tiin.
19/02/2025

Hambalyo dhamaan ardayda maanta uu isoo idlaaday exam kii finalka ahaa.

Hambalyo dhamaan tiin.

Bismilaahi rahmani rahim Ugu horey waxaa mahad oo idil usugnaatay alaah SW,Sidoo kale waxaa sharaf iyo qiimeyn  weyn leh...
27/08/2024

Bismilaahi rahmani rahim
Ugu horey waxaa mahad oo idil usugnaatay alaah SW,
Sidoo kale waxaa sharaf iyo qiimeyn weyn leh walidkiina oo idin ku soo daalay ,macaliminta
Iyo qof kasta oo garab idin ka soo siiyay heerka aad maanta soo gaarteen.
Waxaa idin kugu hambalyey nayaa guusha aad maanta gaar teeen, mana ahan bar dhamaad
Balse waa bar bilaaw guusha, tasoo aan kala jeedo inaad sii wadan wax barashada.
Waxaa farxad gaar ah ii ah , in aan kugu soo dhaweeyo jamaca Jobkey, maanta aan goob joog
U ahay difaacashadiina book-ga.
Waxaan idin kula dar daarmayaa in aad soo garab istagtaan jamacadii aad wax ka barateen oo
Shahaadeeda wadatid. Waa waajib inaad qeyb ka ahaato hormarka jamacada.
Farxada lama soo koobi karo , waxaan idin leyahay guleeysta mar waliba.

08/07/2024
Aamina Hussein Mohamed. waa gabdha kalinta u gashay kuliyada Computer Science & Engineering Fasalka IT09 , 2022/2023.Ham...
21/01/2024

Aamina Hussein Mohamed. waa gabdha kalinta u gashay kuliyada Computer Science & Engineering Fasalka IT09 , 2022/2023.
Hambalyo ayaan ledahay Recode baa u yaala.

Guusha waan dhankeena, ee sidaas haloo ogaado.
28/12/2023

Guusha waan dhankeena, ee sidaas haloo ogaado.

      waxa uu ka tirsan yahay arday  Jobkey University ee sanadkaan ku soo biiray, waa arday dhiiran oo geesi , waxa uun...
25/12/2023

waxa uu ka tirsan yahay arday Jobkey University ee sanadkaan ku soo biiray, waa arday dhiiran oo geesi , waxa uuna u taagan yahay qabashada xilka Doorashada xukuumada ardayda jamacadda jobkey .(XAJJO)
waxaan leanahay guleyso.

dhiira galinta waa halkiina .

25/12/2023

oo garan ogyahay Nuur Naale ayaa maamulka jamacada Jobkey University ka jediyay aad iyo aad u wanaagsan.

ee adiga khubadan nala qimeyn kadiba comment-ga waa adiga, haka iloobin love-ta iyo like-ta

3-da ka socoto kuliyada oo maanta shahaada qaatay.
24/12/2023

3-da ka socoto kuliyada oo maanta shahaada qaatay.

maanta oo tariikhdu tahay 19/12/2023 waxa ay tahay malin ku weyn kuliyda Computer Science & Engineering ee jamacada     ...
19/12/2023

maanta oo tariikhdu tahay 19/12/2023 waxa ay tahay malin ku weyn kuliyda Computer Science & Engineering ee jamacada .
Kuliyada waxa ay soo dhaweyneysaa gudoomiyaha cusub ee kuliyada , waxaana u rajeyneeynaa horumar wacan oo wanaagsan, xilka loo magacaabay huda waxa aynu leenahay alaha la garab galo .

Address

Tarabun Street, Taleeh, Hodan District Mogadishu
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Computer Science & Engineering posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Computer Science & Engineering:

Share