Qaran-Bile School

Qaran-Bile  School Education

Barnaamijka Waayaha Waxbarasho Ee Maamulka Dugsiga Qaran Bile.
24/09/2024

Barnaamijka Waayaha Waxbarasho Ee Maamulka Dugsiga Qaran Bile.

Ardayda Dugsiga Qaran Bile Ee barata Culuumta Caafimaadka iyo Kombiyuutarka oo iskaashanaya ayaa baaritaano caafimaad u ...
11/09/2024

Ardayda Dugsiga Qaran Bile Ee barata Culuumta Caafimaadka iyo Kombiyuutarka oo iskaashanaya ayaa baaritaano caafimaad u sameeyey Ardayda Dhigata Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Qaran Bile.

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Qaran-Bile gaar ahaan Ardayda shahaadìga fasalka 8aad Waxay halkaan mahadceli...
19/08/2024

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Qaran-Bile gaar ahaan Ardayda shahaadìga fasalka 8aad Waxay halkaan mahadcelin balaaran uga dirayaaan Ustaad Daahir Dayax Oo Garab istaag iyo Dhiiragelin weyn ka geystay Hormarka iyo Guulaha Dugsiga iyo ardaydiisa.

Waxaa uuna maanta oofiyay Balan qaad uu usameeyay Ardayda Fasalka 8aad oo ahaan in hadii ay dhammaantood gudbaan uu gudoonsiin doono Lacago Abaal marin ah.
Waxa aynu leenahay Malaayin jeer Mahadsanid alle hakaa abaal mariyo sida aad ino sharaftay.

Hambalyo Ardayda Fasalka 8aad Ee Dugsiga Qaran-Bile Oo Dhammaantood usoo wada gudbey Heerka 3 aad Ee Waxbarashada Dugsig...
19/08/2024

Hambalyo Ardayda Fasalka 8aad Ee Dugsiga Qaran-Bile Oo Dhammaantood usoo wada gudbey Heerka 3 aad Ee Waxbarashada Dugsiga Sare.

GUUL IYO GOBANIMO DUGSIGA QARAN-BILE

Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Qaran-Bile Hon Abdiaziiz Ali Ibrahim  ayaa ka faa'ideystay Tababar loo qabtay ...
19/08/2024

Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Qaran-Bile Hon Abdiaziiz Ali Ibrahim ayaa ka faa'ideystay Tababar loo qabtay in ka badan 100 maamule oo katirsan Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Alxm Dhammaantood Waa ay wada Gudbeen.Mahad oo dhan alle SWT Ayey usugnaatey inoo suurageliyay inaan soo gaarno guushaan...
18/08/2024

Alxm Dhammaantood Waa ay wada Gudbeen.
Mahad oo dhan alle SWT Ayey usugnaatey inoo suurageliyay inaan soo gaarno guushaan.

Marka xiga waxan umahadcelinaynaa Waalidiinta iyo macalimiinta sida hagar la'aanta ah inoogu garab siiyey sidii aan uso gaari laheyn farxadaan.

Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed Maanta usoo Baxeysa Natiijada Imtixaanka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB Wax...
18/08/2024

Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed Maanta usoo Baxeysa Natiijada Imtixaanka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB Waxaan u rajeynayaa Natiijo Ay kuwada Farxaan insha allah.

Dhammaan Ummada Soomaaliyeed Waxaan ugu Hambalyeyneynaa Munaasabada 26 ka June.
26/06/2024

Dhammaan Ummada Soomaaliyeed Waxaan ugu Hambalyeyneynaa Munaasabada 26 ka June.

17/06/2024

Dalxiiskii Beerta Xayaat Bahda Dugsiga Qaran-Bile Gaar ahaan Fasalka 8aad oo usoo idlaadey imtixaanka Agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir.

16/06/2024

Drs Ramiish Mohamed Abdi "Bahda Dugsiga Qaran-Bile waxaan u rajeynayaa inay kasoo Muuqdaan Kaalmaha H**e insha allah"

15/06/2024

Ardayda Fasalka 8aad Dugsiga Qaran-Bile ayaa ka hadlay Dareenkooda ku aadan Imtixaanka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB.

Address

Garasbaley
Mogadishu

Telephone

619124965

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran-Bile School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Qaran-Bile School:

Share