Machadka Ileys

Machadka Ileys Dugsiga Xifdinta Qur,anka Kariimka Ee Ileys

17/12/2025

Masha allah waa ardayda qeybta taleex oo maanta booqday dhigooda qeybta dagmada kaxda

Maanta Machadka Ileys Qeybtiisa dagmada Kaxda waxaa Booqasho ku tagay qeyb kamid ah Ardayda machadka ileys Farciisa Dagm...
17/12/2025

Maanta Machadka Ileys Qeybtiisa dagmada Kaxda waxaa Booqasho ku tagay qeyb kamid ah Ardayda machadka ileys Farciisa Dagmada hodan xaafada taleex waxaana si diiran Usoo dhaweeyey Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda. waxaana halkaas ka dhacay tartan u dhexeeyey lawada dhinac.

16/12/2025

Ardayda machadka oo la qeybsaday farxada walaalahooda quraanka dhameeyey

Hambalyo hambalyo
16/12/2025

Hambalyo hambalyo

16/12/2025
Masha Allah hambalyo
16/12/2025

Masha Allah hambalyo

Hambalyo Ashraf iyo Sakariya oo dhameestay Suuradaha 114ta Qur'aanka kariimka kana bartay Machadka Ileys.

15/12/2025

Hambalyo hambalyo waxaan farxada la wadaageenaa ardaydeena kala ah
Ashraf cabdicasiis iyo
Sakariye cabdixakiim oo dhameeyey quraanka kariimka xaflad yar ayaa loogu qabtay xarunta dhexe machadka ee degmada hodon مبروك

Xaflad yar oo farxad iyo niyad-wanaag leh ayaa lagu 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐠𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐲𝐬, taas oo si gaar ah loogu maamuusay ard...
15/12/2025

Xaflad yar oo farxad iyo niyad-wanaag leh ayaa lagu 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐠𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐲𝐬, taas oo si gaar ah loogu maamuusay ardaydeena 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐙𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐬𝐡𝐫𝐚𝐟 Oo dhameeyey 114ta Qur'aanka Kariim. Machadka Ileys

15/11/2025

Machadka ileys qeybta degmada kaxda
برنامج الطابور
Cawo ceynaashe
Sihaam cabdirisaaq

17/10/2025
Sawirada ardayda xaflada
17/10/2025

Sawirada ardayda xaflada

Address

Taleex
Mogadishu
252

Telephone

+252619640871

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Ileys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Machadka Ileys:

Share