13/09/2025
Jaamacadda Africa Graduate University -Somalia waxaa ka socota diiwaangelinta ardayda Sanad Tacliimeedka 2025β2026.
Wixii faahfaahin ah, nagala soo xiriir 0619494425 | 0619494426 ama soo booqo xarunta Jaamacadda, Taleex Campus.