25/08/2023
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhammaan ardeyda somaaliyeed gaar ahaan ardeyda magaalada mugdisho ku nool iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in ardeyda Foom foorada cusub iyo ardeyda fasalka 8aad loo haayo waxbarasho bilaash ah gaar ahaan xisaab foom foor iyo xisaab 8aad.
✓mudada waxbarashada waa afar bilood
✓maadooyinka waa xisaab form four iyo
✓xisaab fasalka 8aad
✓waxbarashada waa bilaash ama free
✓ ardeyga waxaa laga qaadaa kaliya $10 diiwan gelin.
✓ xaruunta waa iskuulka Al-Siraaj primary and secondary school
✓wuxuu ku yaalaa Degmada shibis gaar ahaan inta u dhexayso 4ta derjin iyo tabeelaha jecelka.
✓waqtiga waa part time ama khamiis Iyo jimco.
✓bilaabashada koorsooyinka waa 5/9/2023
✓waxay soconaysaa ilaa iyo bisha janaayo.
✓ waqtiga foom foorka bilaabanaayo waa 8:00am ilaa 10:00am ama subaxnimo
✓waqtiga fasalka 8aad bilaabanaayo waa 10:00am ilaa 12:00pm
✓tirada loogu talagaley ardeyda foorm foorka waa 25 ardey; fasalka 8aadna waa 25 ardey.
Halkudhigeena waa "Tayaynta Tacliinta Iyo Tarbiyada Ubadka waa Halbeega Tusmadeena!"
Waxii faafaahin ah Kala xiriir ustaad Abba what's up number 0618513983 ama
Gmail: [email protected]