Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University Faculty of Sharia and Law at Mogadishu University

Hambalyo dhamaan qaraanada cusub ee Kulliyada sharciga iyo Qaanuun waxaan idiin rajeyneynaa mustaqbal wanaagsan.
23/07/2026

Hambalyo dhamaan qaraanada cusub ee Kulliyada sharciga iyo Qaanuun waxaan idiin rajeyneynaa mustaqbal wanaagsan.

01/07/2026

HambalyoπŸŽ‰πŸŽŠ

Xafsa Jeelle Cali oo dhigata Kulliyadda Sharciga iyo Qaanuunka Jaamacadda Muqdisho ayaa ku guuleysatay abaalmarinta hadal jeediyaha ugu wanaagsan (π˜½π™šπ™¨π™© π™Žπ™₯π™šπ™–π™ π™šπ™§) ee Tartanka Caalamiga ah ee Xeerarka Bani-aadannimada 2026. Tartankan waxaa loo qabtay dhammaan Jaamacadaha Soomaaliyeed, waxaana soo agaasimay Hay’adda ICRC.

Congratulations πŸŽ‰
08/06/2026

Congratulations πŸŽ‰

Well done Faculty of Sharia and Law Mogadishu University
22/04/2026

Well done Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Doodda waxaa ka qeyb ka ah xubno ka tirsan ardayda kulliyadda, kuwaas oo kala ah:

1. Zeynab Abdikani Mohamed
2. Adnan Abdimahad Hussein
3. Samira Yusuf Adan
4. Osama Osman Ahmed

Waxaa doodda xiriirinaya: Bakar Mohamed Omar.

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University
30/03/2026

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University
25/03/2026

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

25/03/2026

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Horumar wacan Foshal Team.
22/02/2026

Horumar wacan Foshal Team.

Arbaco 10/12/2025 waxaa inoo qabsoomay Workshop ku saabsan xuquuqda aadana , kaasi oo ujeedkiisu ahaa in ardayda lagu xa...
13/12/2025

Arbaco 10/12/2025 waxaa inoo qabsoomay Workshop ku saabsan xuquuqda aadana , kaasi oo ujeedkiisu ahaa in ardayda lagu xasuusiyo ilaalinta xuuqada aadanaha iyo shuruucda la xariirta, maadaada ay maalinkaas ku beegneed maalinka la xuso xuquuqda aadanaha aduunka.

Waxaana loo qabtay qaar kamid ardayda kulliyada Sharciga iyo Qaanuunka, waxaana jeediyey Dr. Abdirahman Hassan Wardheere.

Address

Faculty Of Sharia And Law At Mogadishu University
Mogadishu

Telephone

+252619604646

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Sharia and Law Mogadishu University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Sharia and Law Mogadishu University:

Shortcuts

Share