Ramaas University

Ramaas University Welcome to our official page. Follow us to find out about our news, events, and admissions. https://www.ramaas.edu.so/about-ramaas-university/

Before we get ahead of ourselves, Welcome to the World of Ramaas University. A world of opportunities beckons you and a sense of possibility fills the air as you step into our undergraduate, postgraduate and online course certificates. At Ramaas, our goal is to provide an extraordinary faculties to the top students in the country. The university is accredited by the Ministry of Education, Culture

& Higher Education in Somalia. Ramaas University strives to develop problem-solvers, entrepreneurs, governance and wise leaders; and weave them together as one community to address the greatest challenges we're facing today. For more information visit: https://www.ramaas.edu.so/about-ramaas-university/

Ciid Wanaagsan ❤️
19/03/2026

Ciid Wanaagsan ❤️

"Koorsada Xiriirka Caalamiga ah waxay nolosheyda ku dabaqday faham qotodheer oo ku saabsan wadashaqeynta diblomaasiyadee...
07/03/2026

"Koorsada Xiriirka Caalamiga ah waxay nolosheyda ku dabaqday faham qotodheer oo ku saabsan wadashaqeynta diblomaasiyadeed ee dalalka caalamka, awoodaha iyo xallinta khilaafaadka, taasoo aan ka dhaxlay fahamka xiriirada caalamiga ah iyo aqoon cusub. "Mahadsanidiin" - ayuu yiri Ibraahim Cusmaan Jibriil oo dhammeystay koorsada.

Akhriso: https://www.ramaas.edu.so/koorsada-xiriirka-caalamiga-ah-waxay-nolosheyda-ku-dabaqday-faham-qotodheer-oo-ku-saabsan-wadashaqeynta-diblomaasiyadeed-ee-dalalka-caalamka/

Although some parts of the book reflect earlier geopolitical contexts, its core ideas remain important for understanding...
07/03/2026

Although some parts of the book reflect earlier geopolitical contexts, its core ideas remain important for understanding contemporary global politics. John Rennie demonstrates that political geography is essential for understanding global inequality, the formation of states, and the changing dynamics of power.

An Introduction to Political Geography by John Rennie Short is an important academic text that explains how political power, territory, and geography interact in shaping global and local political systems. The book provides a clear introduction to political geography for undergraduate students and g...

"Koorsada Xiriirka Caalamiga ah waxay nolosheyda ku dabaqday faham qotodheer oo ku saabsan wadashaqeynta diblomaasiyadee...
06/03/2026

"Koorsada Xiriirka Caalamiga ah waxay nolosheyda ku dabaqday faham qotodheer oo ku saabsan wadashaqeynta diblomaasiyadeed ee dalalka caalamka, awoodaha iyo xallinta khilaafaadka, taasoo aan ka dhaxlay fahamka xiriirada caalamiga ah iyo aqoon cusub. "Mahadsanidiin" - ayuu yiri Ibraahim Cusmaan Jibriil oo dhammeystay koorsada.

Dunida maanta waxay noqotay mid si weyn isugu xiran, halkaas oo dalalka kala duwan ay si joogto ah ula falgalaan midba midka kale dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, amniga, iyo horumarka bulshada. Is-dhexgalkaas caalamiga ah ayaa ka dhigaya mid aad muhiim u ah in la fahmo sida ay dowladuhu u wada sh...

Realpolitik waa aragti siyaasadeed oo ku dhisan mabda’a ah in go’aannada siyaasadeed lagu saleeyo xaqiiqada dhabta ah, d...
26/02/2026

Realpolitik waa aragti siyaasadeed oo ku dhisan mabda’a ah in go’aannada siyaasadeed lagu saleeyo xaqiiqada dhabta ah, danaha qaranka, awoodda, iyo xaaladaha jira halkii laga eegi lahaa mabaadi’ akhlaaqeed ama aragtiyo ku dhisan riyooyin iyo himilooyin aan ku dhisnayn awood dhab ah.

Realpolitik waa aragti siyaasadeed oo ku dhisan mabda’a ah in go’aannada siyaasadeed lagu saleeyo xaqiiqada dhabta ah, danaha qaranka, awoodda, iyo xaaladaha jira halkii laga eegi lahaa mabaadi’ akhlaaqeed ama aragtiyo ku dhisan riyooyin iyo himilooyin aan ku dhisnayn awood dhab ah. Ereyga Rea...

Barashada joogtada ah waa tiirka ugu weyn ee horumarka nolosha qofka iyo bulshada guud ahaan. Qofka bani’aadamka ah waxa...
25/02/2026

Barashada joogtada ah waa tiirka ugu weyn ee horumarka nolosha qofka iyo bulshada guud ahaan. Qofka bani’aadamka ah waxa uu ka duwan yahay makhluuqaadka kale awoodda uu u leeyahay inuu wax barto, fahmo, isla markaana horumariyo aqoontiisa.

Cilmigu waa iftiin nolosha lagu hago, waana dariiqa lagu gaaro guul waarta. Sida uu ku yiri Nabigeenna suuban Nabi Muxammad (NNKH): “Qofkii raaca waddo uu ku raadinayo cilmi, Alle wuxuu u fududeeyaa waddo Janno.” Tani waxay muujinaysaa qiimaha iyo sharafta ay leedahay barashada joogtada ahi. https://www.ramaas.edu.so/barashada-joogtada-ah-waa-horumar-joogto-ah/

Mala socotaa barashada joogtada ah waa horumar joogto ah?Qofka leh xirfad la hubo wuxuu awoodaa inuu abuuro shaqo isaga ...
25/02/2026

Mala socotaa barashada joogtada ah waa horumar joogto ah?

Qofka leh xirfad la hubo wuxuu awoodaa inuu abuuro shaqo isaga u gaar ah, isla markaana shaqo siiyo dad kale. Taasi waa horumar shaqsiyeed iyo mid bulsho labadaba.

Barashada joogtada ah waa tiirka ugu weyn ee horumarka nolosha qofka iyo bulshada guud ahaan. Qofka bani’aadamka ah waxa uu ka duwan yahay makhluuqaadka kale awoodda uu u leeyahay inuu wax barto, fahmo, isla markaana horumariyo aqoontiisa. Cilmigu waa iftiin nolosha lagu hago, waana dariiqa lagu g...

“Anigoo cabbiraya dareenkeyga, waxaan ku faraxsanahay dhammeystirka koorsada Online-ka aan ku qaatay ee Xirriirka Caalam...
23/02/2026

“Anigoo cabbiraya dareenkeyga, waxaan ku faraxsanahay dhammeystirka koorsada Online-ka aan ku qaatay ee Xirriirka Caalamiga (International Relations) ee aan ka bartay Jaamacadda Ramaas. Intii aan barashada cilmigan ku jiray, waxaan si qotodheer u fahmay sida dalalku u wada xiriiraan, u wada shaqeeyaan, una xalliyaan khilaafaadka iyagoo adeegsanaya diblomaasiyad iyo sharci caalami ah.” - Mohamedamin Abdullahi Daud. Akhriso qoraalka oo dhammeystiran: https://www.ramaas.edu.so/waxaan-si-fiican-u-fahmay-sida-dalalku-u-wada-xiriiraan-u-wada-shaqeeyaan-una-xalliyaan-khilaafaadka-mohamedamin-abdullahi/

Isagoo ka hadlaya dareenkiisa ku aaddan dhammeystirka koorsada, Mohamedamin Abdullahi Daud wuxuu yiri: “Anigoo cabbiraya...
23/02/2026

Isagoo ka hadlaya dareenkiisa ku aaddan dhammeystirka koorsada, Mohamedamin Abdullahi Daud wuxuu yiri: “Anigoo cabbiraya dareenkeyga, waxaan ku faraxsanahay dhammeystirka koorsada Online-ka aan ku qaatay ee Xirriirka Caalamiga (International Relations) ee aan ka bartay Jaamacadda Ramaas. Intii aan barashada cilmigan ku jiray, waxaan si qotodheer u fahmay sida dalalku u wada xiriiraan, u wada shaqeeyaan, una xalliyaan khilaafaadka iyagoo adeegsanaya diblomaasiyad iyo sharci caalami ah.”

Ardayga Mohamedamin Abdullahi Daud ayaa si rasmi ah u dhammeystay koorsada Online-ka ah ee Xiriirka Caalamiga (International Relations) oo ka mid ah barnaamijyada xirfadeed ee ay bixiso Jaamacadda Ramaas, gaar ahaan qeybta The Executive Professional Online Course Certifications oo u qaabilsan horuma...

19/02/2026

Dhegayso sharaxaad kooban: Aragtida Liberalism-ka ee Xirriirka Caalamiga.🌍

Qormadan waxaa ku sharaxaynaa qodobada ugu waaweyn ee qeybinta suuqa: Suuq kasta wuxuu ka kooban yahay dad leh baahiyo, ...
18/02/2026

Qormadan waxaa ku sharaxaynaa qodobada ugu waaweyn ee qeybinta suuqa: Suuq kasta wuxuu ka kooban yahay dad leh baahiyo, rabitaanno, awood dhaqaalle, iyo duruufo nololeed oo kala duwan. Sidaas darteed, shirkad kasta oo doonaysa in ay tartanka ka dhex muuqato waa inay addeegsataa xeelado suuqgeyn oo cilmi ku dhisan.

Dunida ganacsiga ee maanta, guushu kuma xirna oo keliya in la helo badeeco ama adeeg tayo leh, balse waxay si weyn ugu xirantahay fahanka suuqa iyo macaamiisha la beegsanayo. Suuq kasta wuxuu ka kooban yahay dad leh baahiyo, rabitaanno, awood dhaqaalle, iyo duruufo nololeed oo kala duwan. Sidaas dar...

❤️Ramadaan Kariim❤️
17/02/2026

❤️Ramadaan Kariim❤️

Address

Isgoyska KPP, Degmada Hodan
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252610171010

Website

https://www.ramaas.edu.so/postgraduate-and-professionals/, https://www.ramaas.edu.so/undergr

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ramaas University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Ramaas University:

Share