25/06/2023
Kusoo dhowow Xafiiska Diiwaangelinta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda SIU.
Agaasimaha Waaxda Daraasaadka Sare ee Jaamacadda mudane Cabdullaahi Cali Culusow ayaa xog kooban innaga siinaya takhasusyada ay diiwaangelintoodu hadda socoto.
Fadlan laxiriir 0613999958