Gaheyr Academy

Gaheyr Academy Gahey waxaa lagu
bartaa
1luuqadaha
2 Computer-ka
3 Saxaafad
4-Caafimaadka
5- Scientific Subjects

24/11/2025
03/11/2024

Hawo ninay fogeysaba dan baa hoos u soo celine hada adi taladaa halkey caawa taalaa?

26/10/2024

Caawa Intay socotay cayaarta Real Madrid iyo Barcelona wadooyinka Xamar hal qof oo dhanyaro ah waa laga waayey.

25/10/2024

Caawa waxa gabadheyda Bishaaro Mxd Cawaale gabari ugu dhalatay magaalada Mudisho Waxan leeyahay awoowe Soo barbaar

25/10/2024

Ciyaal facebook inta been kuu sheegan ayey ku leeyahiin sii faafi. Hadaan faafiyo sow ana beenaale asagoo kale ah noqon maayo?

Innaa lilaahi wa inna Ilayhi raajicun Allah u naxariisto Adeer Abshir kaariye Culusow oo maanta Xaqii u yimid. Waxan mur...
16/10/2024

Innaa lilaahi wa inna Ilayhi raajicun

Allah u naxariisto Adeer Abshir kaariye Culusow oo maanta Xaqii u yimid. Waxan murugada la qeysanayaa walaalahay Xaaji cabdi xuseen kaaeiye iyo caruuetiisa iyo ugaas Maxamed Abshir kaariye iyo dhaman reer kaariye culusow gaar ahaan awaaadii marxuumka Allaha naga wada samirsiiyo isagana Allaha Janada hoy uga dhigo
Aamiin Aamiin Aamiin.

Ha riyootee daa. Aniguba waxaan ku riyoodaa anigoo ka xoreeyey cadowga dhamaan dhulka Somalida itoobiya gumeysato  oo la...
17/09/2024

Ha riyootee daa. Aniguba waxaan ku riyoodaa anigoo ka xoreeyey cadowga dhamaan dhulka Somalida itoobiya gumeysato oo laansareet iyo dibruseet oo kaabiga addis abba ku ahaya talis Somalidu dagan tahaya xaafada saaris ee addib ababa koontaroolka Somalidu yahay oo ciidankenu meel walba daadsanayahay.
Hada ka hor 1998 jaraa'id muqdisho ka soo baxi jiray ayaan ku soo qoray in itoobiya Xamar u soo socoto hadaan la helin Somali mideysan iyo dowlad loo dhan yahay .
Somali ma midoobin Itoobayana wayna timid Xamar taasi riyo meysan aheyn ee fikirkeyga ayey aheyd waana 8 sano ka hor imaatinkeedii k**a baqin xiligaas waan u soo joogay iyo meelwalba xamar madaafiic ku garaaceysa. Hada oo aan lee nahay dowlad haba iska tabar yaraatee k**a baqaayo waayo damiirka dadkeena ayaa wali nool. Abii iyo Abaay waxuu magaciis yahay waxuu riyada badda somali ku doomaaya inuu ku kasbada shacabka ku kacsan maamulkiisa wuuna ogyahay inuusan badda Somaliya taako ka heleyn maxaayeelay somaliya oo aan maamul leyn qabiilna ka biil u girman ayaa boqoro isaga ka awood badan iyo itoobiyaan modeysan oo gaaladu siiyaan hubka ugu casrisan ayaa kun sano ka hor awoodi waayey. U daaya riyadeeda intaan anagu isku mashquulsanahay.

allaha unaxaristo walashey Ayaan Xuseen Kadiye Sahal  oo ku geeriyootay qaraxii ka dhacay dalcada kaxda ee Muqdisho  wax...
15/09/2024

allaha unaxaristo walashey Ayaan Xuseen Kadiye Sahal oo ku geeriyootay qaraxii ka dhacay dalcada kaxda ee Muqdisho waxan Alle uga baryaaya inuu hoy uga dhigo Janadiisa Fardowsa Marti lajecelyahay allaha kadhigo. Aamiin. Aamiin

Markaad qabiilada isku dirkooda lagaa kariwaayo oo aad Qabyaalad ku waalato waxaad u baahan tahay diktoor misbaar
11/09/2024

Markaad qabiilada isku dirkooda lagaa kariwaayo oo aad Qabyaalad ku waalato waxaad u baahan tahay diktoor misbaar

Ugaarta deerada iyo Somalidu waxay iska mid ka yahiin meelo badan ayagoo og inuusan cadowgoodu ka fogeyn ayey isku maqan...
09/09/2024

Ugaarta deerada iyo Somalidu waxay iska mid ka yahiin meelo badan ayagoo og inuusan cadowgoodu ka fogeyn ayey isku maqan yahiin. Bal eeg labadan deero isku meel ayuu cadowgoodii ku dilay. Somaliyey intaad isku maqan tahiin waaleydinku soo maqan yahay. Cadowgaaga hal magac oo Somaliya ayaad u tahay mana yaqaan reer hebel iyo reer land midna adinka unbaa iskala gurayee.

09/09/2024

"Hal Qalbi oo qurxoon ayaa ka fiican kun waji oo qurxoon" ee Dooro qalibiga qurxoon maya wajiga qurxoon

Ma Ogtahay in ninka Wanaagsani  uusan aheyn Nin Quruxbadan ama taajir ah dheer ama gaaban ama dhalinyar ama duq ah ee wa...
08/09/2024

Ma Ogtahay in ninka Wanaagsani uusan aheyn Nin Quruxbadan ama taajir ah dheer ama gaaban ama dhalinyar ama duq ah ee waa ninka Fahmi kara Qiimaha naagtiisa had iyo jeerna ka fikira daryeelka iyo hagaajinta Qoyskiisa!!!



.

Address

Jidka 30ka
Mogadishu
DEGMADAHODANMBCINTAUDHAXEYSAISGOYSYADABLACKSEAIYOALBARAKO

Telephone

+252615887588

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaheyr Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Gaheyr Academy:

Share