FARAJ Teaching Academy

FARAJ Teaching Academy ''Achieving Success Together,,

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 15 May โ€“ Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดMaamulka, Macalimiinta iyo Ardeyda F***J Teaching Academy  & S...
15/05/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 15 May โ€“ Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardeyda F***J Teaching Academy & Showri Primary and Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibadba.

15 May waa maalin xusuus iyo qiimo weyn u leh dhalinyarada Soomaaliyeed, waana maalin muujinaysa waddaniyad, midnimo iyo horumar.

Dhalinyarooy, idinka ayaa ah rajada iyo mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed. ๐Ÿ’™

Nagala soo xiriir:
๐Ÿ“ž 612666623

***jTeachingAcademy

๐ŸŒ™๐Ÿ† Tartankii Ramadaanka โ€“ F***j Teaching Academy ๐Ÿ“šWaxaa si guul leh inoogu soo idlaaday Tartankii Ramadaanka ee sanadkan...
09/03/2026

๐ŸŒ™๐Ÿ† Tartankii Ramadaanka โ€“ F***j Teaching Academy ๐Ÿ“š

Waxaa si guul leh inoogu soo idlaaday Tartankii Ramadaanka ee sanadkan oo lagu qabtay xarunta F***j Teaching Academy. Ardaydu waxay muujiyeen diyaar garow iyo dadaal weyn. ๐Ÿ‘

๐ŸŽ‰ Maamulka Akadeemiyada waxa uu hambalyo u dirayaa ardayda guuleysatay, wuxuuna dhiirrigelinayaa dhammaan ardayda inay sii xoojiyaan waxbarashada, akhlaaqda iyo horumarinta naftooda. ๐ŸŒŸ

๐Ÿ™ Mahadsanidiin

๐Ÿ“šโœจ Imtixaanka waa soo dhow yahay!Ardaydeena qaaliga ah, u diyaar garooba si kalsooni iyo dadaal leh.๐Ÿ—“ Isniin, 23 Februar...
24/02/2026

๐Ÿ“šโœจ Imtixaanka waa soo dhow yahay!
Ardaydeena qaaliga ah, u diyaar garooba si kalsooni iyo dadaal leh.
๐Ÿ—“ Isniin, 23 February 2026
Guushu waa midka dadaala! ๐Ÿ’ช๐Ÿ“–

14/01/2026
23/11/2025


Ogaysiis Fasax


Dhamaan barayaasha, Ardayda iyo waalidiinta iskuulka showriga waxaa la ogaysiinayaa bari oo maalin nimo axad ah in daraasaadka iskuulka ay yihiin fasax si loogu hogaansamo amarka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

Waxaan dhamaantena isku boorinaynaa in aynu wax wanagsan oogu faaidaysano waqtigeena I.a

Hambalyo macalimiinta soomaaliyeed gaar ahaan barayaasheena qiimo ha badan

Macalinkeen Allow kaal , Macalinkiis Allow kaal , Macalin Muslim Allow kaal

Hoyga tacliinta iyo tarbiyada ๐Ÿ“š

ใ‚šviralใ‚ทalใ‚ท

ISKUULKA SHOWRIGAHoyga tarbiyada iyo tacliinta
14/11/2025

ISKUULKA SHOWRIGA

Hoyga tarbiyada iyo tacliinta

ISKUULKA SHOWRIGA
14/11/2025

ISKUULKA SHOWRIGA

25/10/2025

A documentary ๐Ÿ“ฝ
about the stages of the F***j Cup
stay tuned here soon๐Ÿ”ฅ.

Eid mubarak โœจ๏ธ Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhammaan muslimiinta qaasatan umada soomaaliyeed meel weliba ay dunida ka joog...
29/03/2025

Eid mubarak โœจ๏ธ
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhammaan muslimiinta qaasatan umada soomaaliyeed meel weliba ay dunida ka joogaaan waa bahdi f***j oo isku duuban oo idin leh faraxad ku ciida๐Ÿ’™๐Ÿ’ซ



RAMADAN MUBAARAKโ˜ช๏ธWaxaan Guud ahaan caalamka islaamka iyo Gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasaba...
01/03/2025

RAMADAN MUBAARAKโ˜ช๏ธ

Waxaan Guud ahaan caalamka islaamka iyo Gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda Bilashada Bisha Barakeesan ee Ramadaan.


&

โœจ Jumca Mubarak! โœจโ€œRun ahaantii, Allah wuu jecel yahay kuwa si joogto ah u toobad keena iyo kuwa isdaahiriya.โ€Waxaa soo ...
14/02/2025

โœจ Jumca Mubarak! โœจ

โ€œRun ahaantii, Allah wuu jecel yahay kuwa si joogto ah u toobad keena iyo kuwa isdaahiriya.โ€

Waxaa soo dhawaaday bishii barakeysneed ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง, waxanna Alle ka baryeynaa in uu inagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad. Aamiin Aamiin ๐Ÿคฒโ€œุงู„ู„ู‡ู… ุจู„ุบู†ุง ุฑู…ุถุงู† ูˆุฃุนู†ุง ุนู„ู‰ ุตูŠุงู…ู‡ ูˆู‚ูŠุงู…ู‡โ€œ

Jumcaha khayr badan dhammaan! ๐Ÿ’™

๐Ÿ“ F***j Teaching Academy | Dharkeynley, Muqdisho
๐Ÿ“ž +252612666623/+252618861887
***jTeachingAcademy

Address

Showri Street
Mogadishu
252

Telephone

+252615586331

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FARAJ Teaching Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to FARAJ Teaching Academy:

Share