Bay University BU

Bay University BU Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bay University BU, College & University, Xaafada Horseed Agagaarka Hotel Manchester, Mogadishu.

πŸŽ“ Hambalyo!Waxaan hambalyo u direynaa Mudane Bakar Ibrahim Muktar oo ka tirsan maamulka Bay University, kuna guuleystay ...
16/07/2026

πŸŽ“ Hambalyo!
Waxaan hambalyo u direynaa Mudane Bakar Ibrahim Muktar oo ka tirsan maamulka Bay University, kuna guuleystay difaaca Master of Educational Planning and Management.
Waxaan u rajaynaynaa guulo iyo horumar joogto ah.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Mudane Fuad Ali Mohammed Dheere oo loo magacaabay Director of Admission and Stud...
11/07/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Mudane Fuad Ali Mohammed Dheere oo loo magacaabay Director of Admission and Students Affairs ee Bay University.
Waxaan u rajaynaynaa guul iyo in Alle u fududeeyo gudashada waajibaadkiisa cusub.

Hambalyo Guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda BayMaamulka, macallimiinta, shaqaalaha, iyo ardayda Jaamacadda Bay waxay hamba...
10/07/2026

Hambalyo Guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Bay

Maamulka, macallimiinta, shaqaalaha, iyo ardayda Jaamacadda Bay waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Prof. Abdirashid Mohamed Ibrahim (Trafico) oo loo magacaabay Guddoomiyaha Jaamacadda Bay.

Waxaan kuu rajaynaynaa in Alle ku waafajiyo gudashada xilkan muhiimka ah, kana dhigo hoggaan horseeda horumar, midnimo, iyo tayada waxbarashada ee Jaamacadda Bay. Waxaan kalsooni ku qabnaa in khibraddaada iyo hoggaamintaadu ay door weyn ka qaadan doonaan xaqiijinta himilooyinka jaamacadda.

Hambalyo Guddoomiye, waxaana kuu rajaynaynaa guul iyo barwaaqo.

Sawirradii maanta ee difaacashada buugga – Maalinta labaad (Health Science).
03/07/2026

Sawirradii maanta ee difaacashada buugga – Maalinta labaad (Health Science).

Sawirradii maanta ee difaacashada buugga – Maalinta kwaad (Management).
02/07/2026

Sawirradii maanta ee difaacashada buugga – Maalinta kwaad (Management).

Waxaa la ogeysiinayaa in Difaaca Thesis-ka uu qabsoomi doono:πŸ—“οΈ 02-03  july 2026
29/06/2026

Waxaa la ogeysiinayaa in Difaaca Thesis-ka uu qabsoomi doono:
πŸ—“οΈ 02-03 july 2026

Qaar ka mid ah ardayda dhigata Kulliyadda Caafimaadka, gaar ahaan qaybta Nursing Semester 7, ayaa casuumaad gaar ah iyo ...
26/06/2026

Qaar ka mid ah ardayda dhigata Kulliyadda Caafimaadka, gaar ahaan qaybta Nursing Semester 7, ayaa casuumaad gaar ah iyo munaasabad lagu maamuusayo u sameeyey labada macallin ee qiimaha badan, Ustaad Abdiaziz Mukhtar iyo Ustaad Ahmed Dheere.

Ardaydu waxay muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin kaalinta muuqata ee ay labada Ustaad ka qaateen hagistooda, tababarkooda iyo dhiirrigelintooda muddadii ay waxbarashada ku jireen.

πŸ™ Jaamacadda Bay waxay si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaysaa ardayda Nursing Semester 7 sida wanaagsan ee ay u muujiyeen qaddarinta iyo ixtiraamka ay u hayaan macallimiintooda. Sidoo kale, Jaamacaddu waxay uga mahadcelinaysaa Ustaad Abdiaziz Mukhtar iyo Ustaad Ahmed Dheere dadaalkooda joogtada ah, daacadnimadooda iyo doorka weyn ee ay ku leeyihiin tayeynta waxbarashada iyo kobcinta jiilka mustaqbalka.

Hambalyo ardayda iyo labada macallin ee sharafta leh.

Jaamacadda waxaa si rasmi ah uga bilowday Imtixaanka Final-ka ee Semester-ka Labaad 2025/2026.
13/06/2026

Jaamacadda waxaa si rasmi ah uga bilowday Imtixaanka Final-ka ee Semester-ka Labaad 2025/2026.

Maalintii 3abaad ee Campaign-ka wacyigelinta iyo dhiirrigelinta waxbarashada ee Jaamacadda Bay ayaa si guul leh uga soco...
25/05/2026

Maalintii 3abaad ee Campaign-ka wacyigelinta iyo dhiirrigelinta waxbarashada ee Jaamacadda Bay ayaa si guul leh uga socota iskuulaadka magaalada Baydhabo.

Maanta waxaan sii xoojinay fariimaha ku saabsan muhiimadda waxbarashada, horumarinta aqoonta, iyo kaalinta dhalinyarada ay ku leeyihiin dhismaha mustaqbalka dalka.

Jaamacadda Bay waxay mar walba u taagan tahay horumarinta waxbarashada iyo dhiirrigelinta jiilka cusub ee Soomaaliyeed.




Maanta waxaan si rasmi ah uga bilownay Campaign wacyigelin iyo dhiirrigelin waxbarasho iskuulaadka magaalada Baydhabo.Ca...
23/05/2026

Maanta waxaan si rasmi ah uga bilownay Campaign wacyigelin iyo dhiirrigelin waxbarasho iskuulaadka magaalada Baydhabo.

Campaign-kan wuxuu qeyb ka yahay dadaallada Jaamacadda Bay ee kor loogu qaadayo tayada waxbarashada, kobcinta aqoonta ardayda, iyo dhiirrigelinta mustaqbalka dhalinyarada Soomaaliyeed.

Waxaan uga mahadcelineynaa maamulka iyo ardayda iskuulaadka sida wanaagsan ee ay noogu soo dhaweeyeen iyo wada shaqeynta ay nala yeesheen.




Address

Xaafada Horseed Agagaarka Hotel Manchester
Mogadishu
152

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bay University BU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Bay University BU:

Shortcuts

Share