19/03/2026
๐ Ciid Wanaagsan ๐
Maamulka Jaamacadda Metropolitan University of Somalia waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga
Alle ha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee bisha Ramadaan.
ุชูููุจูููู ุงูููู ู
ููููุง ููู
ูููููู