Faculty of Management Science at Zamzam University of Science & Technology

Faculty of Management Science at Zamzam University of Science & Technology horumar iyo hiigsi wacan

رمضان كريمAs we inter the Holly month of Ramadan, As we the holy of month of Ramadan starts, we ZUST family would like t...
14/04/2021

رمضان كريم
As we inter the Holly month of Ramadan,
As we the holy of month of Ramadan starts, we ZUST family would like to express our gratefulness to Allah Subahahu wata’a for bringing Ramadan to us and to all Muslim ummah.
Ramadan is an institution that provides a variety of rewards to educate the spiritual mind and physical body of Muslims in order to produce a person of taqwa at the time of his graduation.
We urge Muslim Ummah in general and our students in particular to avoid procrastination and strengthen the noble practices such as giving donations, helping the poor, preparing food for breaking fast, and reciting the al-Quran.
We wish you all a Happy Ramadan Kareem.

Welcoming event for the newly admitted students. Welcome to Zamzam University family.
06/10/2020

Welcoming event for the newly admitted students. Welcome to Zamzam University family.

...
02/10/2020

...

Ku  soo  dhawaada  jamacadda  zamzam  meelkasta  oo aad  jogtaan
30/08/2020

Ku soo dhawaada jamacadda zamzam meelkasta oo aad jogtaan

02/08/2020
28/01/2020

.

16/12/2019

OGEEYSIIS

DHAMAAN ARDAYDA WAXAAN KU WAR GELINEYNAA IN EEY BIRITO DARAASADII INOO BILAABAN DOONTO IN SHA ALLAHU

SOMTURK Agro Expo     Farxad wayn ayay inoo tahay in aan qabano bandhig weyn kaasoo ujeedkiisu yahay sare uqaadista, dho...
14/12/2019

SOMTURK Agro Expo
Farxad wayn ayay inoo tahay in aan qabano bandhig weyn kaasoo ujeedkiisu yahay sare uqaadista, dhoofinta , iyo wax soo saarka Beeraha ee Dalka.

SOMTURK Agro Expo
2019

Waxaa si qurux badan noogu qabsoomay maanta Tababarkii ku saabsanaaa " Time Management and academic performance" Tababar...
11/12/2019

Waxaa si qurux badan noogu qabsoomay maanta Tababarkii ku saabsanaaa " Time Management and academic performance" Tababarkaas ayaa waxaa soo agaasimay hormuudka kuliyadda ustad feisal magan , waxaana soo jeedinaayay ustad Nuur abdulle afrah oo ka tirsan macalimiinta kuliyadda maamulka iyo siyaasadda,
Tababarka marki uu dhamaaday ayaa waxay ardayda shahaado sharaf gudoonsiiyeen qaar ka mid ah macalimiintooda oo ka soo qeyb galay barnaamijka

Guuul Dhamaantiin Ardayey....

Kuliyadda maamulka iyo siyaasadda ee Jamacadda zamzam ee culuumta iyo Teknoloojiyada waxay qaban  dontaa maalinta beri a...
10/12/2019

Kuliyadda maamulka iyo siyaasadda ee Jamacadda zamzam ee culuumta iyo Teknoloojiyada waxay qaban dontaa maalinta beri ah seminar ku saabsan "Time Management On academic performance " seminar ka oo ka dhici doono Hall ka Jaamacadda Zamzam Qeybta Zobe Ka soo qeyb galkiinu waa muhiim.

Mahadsanidin

Address

Zoobe
Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Management Science at Zamzam University of Science & Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Management Science at Zamzam University of Science & Technology:

Share