Godey Primary And Secondary School

Godey Primary And Secondary School Godey waa gaarsiiyaha bulshada aqoon gaabis aan laheyn

Jumca Xilwa. Waa Jimcihii 1aad ee bisha Fadliga badan ee Rabicul awal ? Ama loo yaqaan Mowliid .   Adiga I noo sheeg Fad...
21/08/2026

Jumca Xilwa. Waa Jimcihii 1aad ee bisha Fadliga badan ee Rabicul awal ? Ama loo yaqaan Mowliid .

Adiga I noo sheeg Fadliga Bishaan ay leedahay?

📢 WARMURTIYEED: SHIRKA GUDDOONKA KUMEEL-GAARKA AH EE GODEY ALUMNI​📅 Taariikhda: 19 Agoosto 2026📍 Goobta: Degmada Wadajir...
20/08/2026

📢 WARMURTIYEED: SHIRKA GUDDOONKA KUMEEL-GAARKA AH EE GODEY ALUMNI

​📅 Taariikhda: 19 Agoosto 2026
📍 Goobta: Degmada Wadajir (Shaam Chicken)
​Waxaa si guul ah ku soo gaba-gabeobay shirka Maamulka Kumeel-gaarka ah ee Ururka Qalin-jabiyayaasha Dugsiga Godey (Godey Alumni). Shirkan ayaa diirradda lagu saaray dhismaha hoggaan waara iyo dejinta hannaanka horusocodka ururka.
​📌 Go'aannadii Muhiimka Ahaa ee Shirka:
​🗳️ Dhismaha Guddiga Doorashada: Waxaa la guda-galay dhismaha gudi doorasho oo ka kooban 3–4 xubnood, kuwaas oo loo xilsaaray diyaarinta habraaca doorashada iyo muddaynta xilliga ay dhacayso.
​🎓 Shuruudda Musharraxiinta Hoggaanka Sare: Si loo dammaanad-qaado xog-ogaalnimo iyo khibrad hoggaamineed, musharraxiinta u tartamaysa hoggaanka sare waxay si gaar ah uga iman doonaan 3-dii dufcadood ee ugu horreeyay ee Dugsiga Godey.

​⏱️ Jadwalka Doorashada: Geeddi-socodka doorashada waxaa lagu soo gaba-gabayn doonaa muddada 2 ilaa 3 toddobaad ah.
​🎯 Tallaabooyinka Xiga:
​Magacaabista rasmiga ah ee xubnaha guddiga doorashada.
​Diyaarinta iyo baahinta foomamka araahda musharraxiinta hoggaanka sare.
​La-wadaagida jadwalka doorashada dhammaan dufcadaha Dugsiga Godey.
Godey waa gaarsiiyaha I aqoon gaabis aan lahayn

15/08/2026
Su aalaha Jumcaha dhibco ayaa lagu helayaaQofka ugu horeeya ee dhibcihiisu 10 gaaraa ayaa abaalmarin inagu leh.......Ka ...
14/08/2026

Su aalaha Jumcaha dhibco ayaa lagu helayaa
Qofka ugu horeeya ee dhibcihiisu 10 gaaraa ayaa abaalmarin inagu leh.......
Ka faa idaysi wacan.

Waxaan Farxada iyo Hambaliyo la wadaagaynaa dhaamaan ardayda fasalka 8aad oo maanta u gudbay heerka 1aad ee dugsiga sare...
09/08/2026

Waxaan Farxada iyo Hambaliyo la wadaagaynaa dhaamaan ardayda fasalka 8aad oo maanta u gudbay heerka 1aad ee dugsiga sare 9ka bisha 8aad 2026 waxa ay farxad iyo Reereen u noqotay .
Walidiin, macallimiin, arday,iyo maamulayaal iskuul oo dhammaantood qeybkahaa ka gudbinta heerka dhexe ee waxbarashda 43,400 arday oo u fadhiistay sanadkaan imtixaanka shahaadiga.

Mahadsanidiin waalidiinta qeybta ka ahaa carruurtooda masiirkooda ku aaminay Dugsiga Godey-wadajir annaga aan si hagar la aaneed wax u baray ama u soo garab istaagay ardaydaas maanta soo gudbay.

Dugsiga godey oo halku dhig u ah
Gaarsiiyaha bulshada aqoon. Gaabis aan lahayn waxa uu soo saari doonaa jiil waxtar iyo Muuqaal u ah bulshada qaybaheeda kala duwan.

Nagu soo biira oo la mid noqo ardayda isbedelka berri ee dalka iyo dadka noqo hogaamiye ha noqon la hogaamiye aan miirka ka shaqeyn.

Waxa aan dhisi doonaan .Maskaxda , Muruqa iyo maqaamka mustaqbalkaaga.......

01/08/2026

Dunidaan ma jiro qof daa in joogaaya'

Dabadaa yaan lagu oran Duqontii / doqonkii hebla hebel.

Jumca Kariim soomaali wayn.Jawaabta waa muhiim mudnaanta waxaa iska leh dadka ugu horeeya
31/07/2026

Jumca Kariim soomaali wayn.
Jawaabta waa muhiim mudnaanta waxaa iska leh dadka ugu horeeya

Ma aaminsantahay in iskuulada Gaarka loo leeyahay ay garab istaag u muujiyaan ardayda Danta yar ? Adiga safarkaagii waxb...
26/07/2026

Ma aaminsantahay in iskuulada Gaarka loo leeyahay ay garab istaag u muujiyaan ardayda Danta yar ? Adiga safarkaagii waxbarashada maxaad ku xasuusataa ?

26/07/2026

1 talaab oo aad u qaado ubad soomaaliyeed oo leh hami waxbarasho ayaa bedeli karta Noloshiisa oo dham

Address

Madiina/Wadajir
Mogadishu

Telephone

+252613909387

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Godey Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Godey Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share