Mogadishu Modern College MMC

Mogadishu Modern College MMC Mogadishu Modern College waa college lagu barto koorsooyin iyo xirfado aas aasi u ah bulshada KUSOO DHAWOOW MUADISHU MODERN COLLAGE

  dhamaan ardayda somaliyed ee jecel waxbarashada waxan ogeysineynaa in Mogadishu Modern College MMC  In bisha September...
31/08/2024

dhamaan ardayda somaliyed ee jecel waxbarashada waxan ogeysineynaa in Mogadishu Modern College MMC In bisha September 2024 aan bilaabeyno qabashada arday cusub oo la bari doono maadooyinka kala ah







Hadaba is qoristu wey socotaa yaan lagaa buuxinin ee horay nagu soo gaar
Xarunta schoolka waxey ku taalaa isgooska afarta darjin dhanka suuq bacaad
Ama nagala soo xiriir 61 4409524 614409525
Mahad sanidiin
61 4409525

Maasha allaah hambalyo hambalyo hambalyo Waxaan farxadda la qeybsanaynaa oo hambalyo ugu diraynaa halkaan Macalimad Fali...
31/08/2024

Maasha allaah hambalyo hambalyo hambalyo Waxaan farxadda la qeybsanaynaa oo hambalyo ugu diraynaa halkaan Macalimad Falis mohamed hassan Drs Falis oo usoo idlaatey waxbarashada heerkii koobaad ee jaamacadda, dadaalkii iyo safarkii dheeraa oo ku dhawaad muddo 6 sano ah soo waday maanta midhihiisa guraneysaa cilmiga aad baratey alle haka dhigo mid ku anfaca aakhiro iyo aduunyo dadkaagana aad ugu adeegto
Hambalyo drs falis 👈💯

Juma mubarakJimco wanaagsan
26/04/2024

Juma mubarak
Jimco wanaagsan

Ciid Wanaagsan Ciid mubaarak dhamaan umada muslimiinta Ah gaar ahaan umada soomaaliyeed meel walbo oo aad dunida ka joog...
10/04/2024

Ciid Wanaagsan Ciid mubaarak dhamaan umada muslimiinta Ah gaar ahaan umada soomaaliyeed meel walbo oo aad dunida ka joogtaan si gaar ah maamulka iyo macalimiinta iyo ardayda Mogadishu Modern College MMC waxaan idin leenahay ciid wanaagsan ciid mubaarak kulucaam wa antum biqeyr sanadkaan sanadkiisa xiga allaah hanagu wada gaarsiiyo nabad iyo caafimaad insha allaah

Ramadaan mubaarak dhamaan umada muslimiinta Ah gaar ahaan umada soomaaliyeed meel walbo oo aad dunida ka joogtaan si gaa...
11/03/2024

Ramadaan mubaarak dhamaan umada muslimiinta Ah gaar ahaan umada soomaaliyeed meel walbo oo aad dunida ka joogtaan si gaar ah maamulka iyo macalimiinta iyo ardayda Mogadishu Modern College MMC waxaan idin leenahay Soon wanaagsan Ramadaan mubaarak sanadkaan sanadkiisa xiga allaah hanagu wada gaarsiiyo nabad iyo caafimaad insha allaah

Marka h**e waxey mahad oo dhan ey u sugnaatay allaah oo noo suurta galiyay inaa soo saarnay   iyo Ardaydaan Waxaana si q...
01/12/2023

Marka h**e waxey mahad oo dhan ey u sugnaatay allaah oo noo suurta galiyay inaa soo saarnay iyo Ardaydaan Waxaana si qurux badan inoogu qabsoontay xaflad Aad U heer sareysay oo ey ku qalin jabinayeen arday loo tababaray xirfado Kala duwan sida cilmiga kala duwan sida , , , sidoo kale qeybahiisa kala duwan iyo ardayda qeybaheda kala duwan sida .
Xaflada oo loo sameeyay si loogu maamuuso looguna dhiirigeliyo inay sii hormariyaan aqoontooda ardayda dhamaysatay xirfadaha Caafimaadka , Saxaafada Iyo computerka.

Waxaa xaflada qudbado Kala duwan Ka soo jeediyay , , idaacado iyo Tv yo , saxafiyiin , iyo Kala duwan waxaa kaloo dhiirigelin loo sameyay ardayda Kala duwan Ee mudada sanadka ahayd Ku jiray barashada xirfadaha Kala duwan lana .

Waxaa kaloo mahad balaaran iska leh guud ee Mogadishu Modern College MMC ustaad iyo ku schoolka drs iyo dhamaan macalimiinta iyo howlwadenada kale ee schoolka oo usoo dhabar adeegay waqti Ku bixiyay ardayda qalin jabiyaaasha
Alxamdulilaah allaah ayaa mahad iska leh oo xafladaas quruxda badan noo suurta galiyay iney noo qabsoonto

Naga filo Goor dhow iyo hambalyada xaflada dufcada 9 aad
01/12/2023

Naga filo Goor dhow iyo hambalyada xaflada dufcada 9 aad

Ugu Horeyn Maamulka iyo macalimiinta Mogadishu Modern College MMC  waxaan  mahadcelin balaaran u direynaa Ardaydeena qii...
22/11/2023

Ugu Horeyn Maamulka iyo macalimiinta Mogadishu Modern College MMC waxaan mahadcelin balaaran u direynaa Ardaydeena qiimaha badan ee noo sameeyeen munaasabada xaflada maalinta macalimiinta soomaaliyed 21 nov 2023 Ardayda munaasabada dadaal daga iyo farxada nala joogtay iyo ardayda kale iyo ardayda horay ugu aflaxday schoolka oo ayagana qeyb ka ahaay iyo ardayda qalbiyada nagala joogeen oo hambalyada nasoo gaarsiiyeen dhamaan tiin waxaan idin leenahay aad iyo aad ayaad u mahad san tihiin Allaah ha idin xafido guuleysta cilmiga aad baraneysaan allaah ha idiin barakeeyo

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan Macalimiinta Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynayaa Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Gaar ahaa...
21/11/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan Macalimiinta Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynayaa Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Gaar ahaan Macalimiinta Mogadishu Modern College MMC
Wan idin hambalyeenaa oo wan idin bogaadinaa howsha aad u heysaan ardayda schoolka halkeeda kasii wada guul ayan idin rajeynaa mar walbo insha allaah

Macalinku waa
Maskaxdii Dunidoo malaasan Mowjadaheedaa
kala miirtay ee macneysay maadhkii qarsoonaa
waa misbaaxii kaahiisu maankaa u miciiney mugdigii ka meydhay
murtida dhuux aqoontiisa baro lagama maarmee

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan Macalimiinta Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynayaa Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Gaar ahaa...
21/11/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan Macalimiinta Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynayaa Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Gaar ahaan Macalimiinta Mogadishu Modern College

Macalinku waa
Maskaxdii Dunidoo malaasan Mowjadaheedaa
kala miirtay ee macneysay maadhkii qarsoonaa
waa misbaaxii kaahiisu maankaa u miciiney mugdigii ka meydhay
murtida dhuux aqoontiisa baro lagama maarmee

  dhamaan ardayda somaliyed ee jecel waxbarashada waxan ogeysineynaa in Mogadishu Modern College MMC In bisha aan ku jir...
10/11/2023

dhamaan ardayda somaliyed ee jecel waxbarashada waxan ogeysineynaa in Mogadishu Modern College MMC In bisha aan ku jirno ee Novembar 2023 aan bilaabeyno qabashada arday cusub oo la bari doono maadooyinka kala ah







Hadaba is qoristu wey socotaa yaan lagaa buuxinin ee horay nagu soo gaar
Xarunta schoolka waxey ku taalaa isgooska afarta darjin dhanka suuq bacaad
Ama nagala soo xiriir 61 4409524 614409525
Mahad sanidiin
61 4409525

OGEYSIIS MIHIIM AH dhamaan ardayda somaliyed ee jecel waxbarashada waxan ogeysineynaa in bisha aan ku jirno ee Novembar ...
10/11/2023

OGEYSIIS MIHIIM AH dhamaan ardayda somaliyed ee jecel waxbarashada waxan ogeysineynaa in bisha aan ku jirno ee Novembar 2023 aan bilaabeyno qabashada arday cusub oo la bari doono maadooyinka kala ah







Hadaba is qoristu wey socotaa yaan lagaa buuxinin ee horay nagu soo gaar
Xarunta schoolka waxey ku taalaa isgooska afarta darjin dhanka suuq bacaad
Ama nagala soo xiriir 61 4409525 614409524
Mahad sanidiin
61 4409525

Address

WADNAHA Street
Mogadishu

Telephone

+252617484320

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Modern College MMC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share