31/08/2023
๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐ ๐
Ka Faaideyso ๐๐จ๐ฅ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ค ๐ช๐๐ซ๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐๐๐ข oo Lacag Laโaan ah, oo Ka Mid Noqo 10-Ka Arday Ee Ugu Saraysa Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda.
Sanad Dugsiyeedkasta Xiligan oo Kale, Jaamacadda Hormuud Waxay Deeq Waxbarasho oo Lacag La'aan ah Siisaa Ardayda Soomaaliyeed, Ee Soo Buuxiya Shuruudaha Lagu Helayo Deeqda Waxbarasho.
Deeqda Waxbarasho Waxaa Hela oo Kaliya 10-Ka Arday Ee Ugu Saraysa Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda.
10-Arday Ee Ku Soo Baxda Imtixaan Aqbalada Jaamacadda, Waxay Dooran Karaan Dhammaan Kuliyadaha ay Jaamacadda Bixiso Mida ay Rabaan.
Maadooyinka Soo Socda ayaa Lagu Galidoonaa Imtixaanka;-
๐ญ. ๐ฃ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ
๐ฎ. ๐ ๐๐ง๐
๐ฏ. ๐๐ก๐๐๐๐ฆ๐
Dhawaan Ayaan Soo Shaacin Doona Xiliga Imtixaanka.
๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐:-Isdiiwan Gelinta Waxay Ka Socotaa Xarumaha Ay Jaamacadda Ku Kala Leedahay ๐๐๐ก๐๐๐๐๐ฅ, ๐๐จ๐จ๐๐ข ๐ซ๐จ๐จ๐๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ข ๐๐ ๐ญ๐ฏ.
Wixii Faah-Faahin Ah La Xiriir Tell/Whatsapp:
Wa.Me/252613311119 +252 61 0818839