Darul Cilmi Quran Online

Darul Cilmi Quran Online Quran online

13/03/2026

Welecome To Quran Online

Quran online
12/03/2026

Quran online

Quran Online
04/03/2026

Quran Online

05/04/2025
05/04/2025

Kusoo dhawow machadka Darul Cilmi Quran Online wuxu kuu diyaariyey xifdiga qur,aanka farbaridda caruurta iyo dadka waa wayn kusoo dhawow waalid adiga caruurtaada kubarta qur,aanka hab online ah idinkoo gurigiina jooga wuxu kaloo idin haayaa Barashada Tafsiirk Quraanka Kariimka ah Barashada Siirad Nabiga (Scw) Barashada Ducooyinka Caqiidada iyo Axaadiithta Nabiga (Csw) Iyo Afka Somaliga

Kusoo dhawow machadka Darul Cilmi Quran Online  wuxu kuu diyaariyey xifdiga qur,aanka farbaridda caruurta iyo dadka waa ...
04/04/2025

Kusoo dhawow machadka Darul Cilmi Quran Online wuxu kuu diyaariyey xifdiga qur,aanka farbaridda caruurta iyo dadka waa wayn kusoo dhawow waalid adiga caruurtaada kubarta qur,aanka hab online ah idinkoo gurigiina jooga

Darul Cilmi Quran Online   Daartu waxey Diyaar idin latahay Barashada Quraanka iyo Culuumtisa kala Duwan
04/04/2025

Darul Cilmi Quran Online Daartu waxey Diyaar idin latahay Barashada Quraanka iyo Culuumtisa kala Duwan

  Ogeysiis Waxa La ogeysiinayaa dhamaan bulshada somaliyed In Machadka Darul Cilmi Quran online Fursado  Wax barasho O D...
22/08/2023

Ogeysiis Waxa La ogeysiinayaa dhamaan bulshada somaliyed In Machadka Darul Cilmi Quran online Fursado Wax barasho O Dahabi Ah ay Ka Banan yihiin Hab Online Ah Aad ku Baran Karto Adigoo Gurigaaga Iyo Goobtada Shaqo Joogo Waxaadna Ka Heleysaa

(1) Quran Kariim O Tasxiiixiisa Wato Ama tajwiiidka Shahaado Lagugu siin doono
(2) Higaad Carabiga iyo Somaliga
(3) Adkaar Iyo Ducooyin
(4) Xadiithka Nabiga iyo
(5) Tafsiirka Quranka kariimka Ah
6 Caqiido Iyo Ducooyin
Hadaba wixi faahfahin ah kala xiriir Nambarada Shaashada Saaran Mahadsanidiin

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul Cilmi Quran Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share