SIMAD Family Alumni

SIMAD Family Alumni this page for SIMAD family

ducfadii sagaalaad ayaa maanta ka qalin jabisay jamcda SIMAD ilahay arday wax bratay noo dhowr amiin amiin
28/11/2013

ducfadii sagaalaad ayaa maanta ka qalin jabisay jamcda SIMAD ilahay arday wax bratay noo dhowr amiin amiin

Xaflad Qalin jabinta Jamacada SIMAD university ayaa maatna ka dhacdya Hotel Ciiy Plaze ee magalada Muqdisho, xalflada wa...
28/11/2013

Xaflad Qalin jabinta Jamacada SIMAD university ayaa maatna ka dhacdya Hotel Ciiy Plaze ee magalada Muqdisho, xalflada waxa ka soo qeeb galay Madaxaynaha Federalka ee Somalia Mudane Hassan Shiekh Mohamud,

SIMAD University Alumni wxay ay mahad balaran u jedinayaa mamulka jamcdada dadaaalka hagar laaneed ay ugu jireen bulshad...
14/11/2013

SIMAD University Alumni wxay ay mahad balaran u jedinayaa mamulka jamcdada dadaaalka hagar laaneed ay ugu jireen bulshada si ay u soo saraan bulsho wax ku oo leh. abaaalka macaliminta SIMAD lama gudi karo ilahayow dambigooda dhaaf. aamin aamin

Asc. dhamaan SIMAD family wxa lagu bishaarenyaa in pege Alumni loo furay.
09/11/2013

Asc. dhamaan SIMAD family wxa lagu bishaarenyaa in pege Alumni loo furay.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SIMAD Family Alumni posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to SIMAD Family Alumni:

Share