14/05/2026
Qaar kamid ah ardayda ku jira sannadka ugu dambeeya ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ ๐๐ข๐ฅ๐๐ฅ ayaa maanta u suurtagashay inay difaacdaan qeybta h**e ee buugga qalin-jabintooda sannadkaan ee loo yaqaan ๐๐ซ๐จ๐ฌ๐จ๐ฌ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ง๐ฌ๐ ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ ๐จ๐ ๐๐๐๐.
Ardayda oo ka koobnaa qaar kamid ah ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ฌ kala duwan ee loo qeybiyay guud ahaan ayaa maanta ahaa kuwa si wanaagsan ah u difaacday hordhaca ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ ๐ช๐๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ Jaamacadda.