10/07/2016
Ogeysiis …………………….Ogeysiis………………….Ogeysiis
Waxa dhamaan aryda jecel waxbarashada la ogeysiinayaa in Dalsan Community college oo uga barateen waxbarasho tayo leh, lehna qeybta
1. Waxbarsho dugsi hoose dhexe iyo sare oo casri ah
In uu qaadanayo arday cusub sanad dugsiyeedka cusub ardaydan oo ka koobnaan doona dhamaan heerarka kala duwan ee dugsiyada hoose, dhexe iyo sare
Xarumaha dugsiga waxay ku kala yaaliin Ex-control balcad iyo agagaarka dhismaha cabdiwaayeel ee xaafadda SOS halkaa soo uu gacma furan idinku soo dhaweynayo Maamulka College ka oo indikuguna diyaariyay macalimiin tayo leh
Haddaba horay u gaar oo yaan lagaa buuxin