Faculty of Eco. & Management Science

Faculty of Eco. & Management Science Kuliyda Dhaqaalaha iyo maamulka JU waxay ka kooban thy 5 qeyood oo kala ah: BA FA BF PA iyo Eco

Hambalyo guddoonka Ardayda Jaamacadda Jazeera si gaah  waxan ugu hambalyo u leenahay RAHMA BASHIR ABDULLAHI  oo ka tirsa...
24/03/2026

Hambalyo guddoonka Ardayda Jaamacadda Jazeera si gaah waxan ugu hambalyo u leenahay RAHMA BASHIR ABDULLAHI oo ka tirsaan ardayda Kulliyadda dhaqaalha iyo maamulka waxaan leenahay Hambalyo mar kale.

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Abdishakur Mohamed Ali o...
26/02/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž
๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa

Abdishakur Mohamed Ali oo ku guuleystay shahaadada ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž ee Makerere University

Sidoo kale kana mid ah ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š
๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ‘๐š๐š๐ โ€“ ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž

Guushan sharafka leh waa mid farxad u ah kulliyadda, jaamacadda, iyo guud ahaan bulshada.

Alle ha kuu barakeeyo cilmigaaga, hana kaa dhigo mid dalkiisa iyo dadkiisa anfaca.

Hambalyo mar kale, guul iyo horumar joogto ah ayaan kuu rajaynaynaa.

17/12/2025
Bandhigga Dhallinyarada iyo Ganacsatadaโ€œShape Your Future: From Idea to Actionโ€Bandhiggan wuxuu fursad dahabi ah u yahay...
11/12/2025

Bandhigga Dhallinyarada iyo Ganacsatada
โ€œShape Your Future: From Idea to Actionโ€

Bandhiggan wuxuu fursad dahabi ah u yahay dhallinyarada hal-abuurka leh iyo ganacsatada raba inay kor u qaadaan fikradahooda, kobciyaan xirfadahooda, kuna xirmaan shirkado iyo hayโ€™ado kala duwan.
Ujeeddada ugu weyn waa in dhallinyaradu fahmaan sida fikrad yar loogu beddelo qorshe wax ku ool ah oo hirgala.

Sponsor:
โ€ขJazeera University
๐Ÿ•ฅ3:00PM
๐Ÿ“†11/12/2025
Faculty of Economics and Management Science

Address

Jazeera University
Mogadishu
MUQADISHUHODANBEHINDISTANBULRESTURENT,MOGADISHO,

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 07:00 - 16:00
Wednesday 07:00 - 16:00
Thursday 07:00 - 16:00
Saturday 07:00 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00

Telephone

+252618111140

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Eco. & Management Science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Eco. & Management Science:

Shortcuts

Share