Somali International University - SIU

Somali International University - SIU Somali International University (SIU) is a non-profit higher education institution accredited by the Professionalism
(209)

Our Philosophy
The founders, administrators, faculty, and support staff of SIU strongly believe that the Somali people have a right to a good education. SIU believes that through a solid educational foundation and promotion of a good character, the Somali people can successfully fight poverty, and provide a platform for inspiration. Our Vision

SIU aspires to be the leading source of the countryโ€™s

brightest, most skillful, and ethical professionals and managers. Our Mission
SIU is committed to the advancement of learning through teaching, research and service to society, and to produce qualified, capable, and morally sound graduates through educational excellence. Our Core Values

Integrity and Credibility
Innovativeness
Commitment
Transparency
Excellence and
6.

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” ayaa si rasmi ah usoo gabaggabeeyay Barnaamijka Sannadka Xirfadaha ...
22/08/2026

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” ayaa si rasmi ah usoo gabaggabeeyay Barnaamijka Sannadka Xirfadaha (๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐˜๐ž๐š๐ซ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ), gaar ahaan qaybta Programming-ka, oo ay ka qaybqaateen ardayda Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknolojiyada.

Intii uu socday barnaamijka, ardaydu waxay ku barteen oo ku horumariyeen aqoontooda ๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ-๐’๐ญ๐š๐œ๐ค ๐–๐ž๐› ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ, ayagoo adeegsanaya tools ka casriga ah iyo hababka cusub ee horumarinta software-ka.

Barnaamijka waxaa lagu soo xiray Digital Solutions Showcase 2026, halkaas oo ardaydu ku soo bandhigeen mashaariicdii iyo xalalkii dijitaalka ahaa ee ay soo dhiseen, ayagoo muujiyay hal-abuurkooda, xirfadahooda farsamo iyo awoodda ay u leeyihiin inay xalal casri ah u abuuraan baahiyaha dhabta ah.

Barnaamijku wuxuu ardayda u diyaarinayay suuqa shaqada iyo mustaqbalka xirfadeed.

๐†๐š๐›๐š๐ ๐ ๐š๐›๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐€๐๐ž๐ง ๐€๐๐๐ž ๐…๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.Maanta oo Khamiis ah 20/08/2026 waxaa si guul leh noogu soo ga...
20/08/2026

๐†๐š๐›๐š๐ ๐ ๐š๐›๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐€๐๐ž๐ง ๐€๐๐๐ž ๐…๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Maanta oo Khamiis ah 20/08/2026 waxaa si guul leh noogu soo gabaggaboobay Aden Adde Fellowship Program 2026 oo ay iska kaashanayeen Jaamacadda SIU iyo Madasha Minbar.

Xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gabaggabeeyay barnaamijka, waxaana munaasabaddan goobjoog ahaa madaxda wasaaradda oo uu ugu horreeyo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, madax ka kala socotay labada hay'adood ee barnaamijkan sida wadajirka ah u qabtay โ€โ€ Jaamacadda SIU iyo Madasha Minbar iyo dhallinyaradii Soomaaliyeed ee sannadkan ka faa'iideysatay barnaamijka.

Barnaamijkan ayaa ahaa mid noociisu uu dalka ku cusub yahay oo looga gollahaa in dhallinyarada Soomaaliyeed ay helaan horumarin dhanka hoggaaminta iyo hal-abuurka ah, iyo sidoo kale inay fahmaan habsamisocodka xaaladaha dhaqaale, siyaasadeed iyo bulsho ee dalkooda.

Madaxda Jaamacadda SIU waxay si gaar ah ugu mahadcelinayaan aqoonyahanka iyo xeeldheerayaasha waqtigooda qaaliga ah siiyay dhallinyarada Soomaaliyeed.

20/08/2026

๐’๐ˆ๐” ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Muuqaal soo koobaya bandhiggii waxbarasho ee ay sameeyeen

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta ka qabsoomay bandhig waxbarasho ๐’๐ˆ๐” ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”  oo ay sameynayee...
19/08/2026

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta ka qabsoomay bandhig waxbarasho ๐’๐ˆ๐” ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” oo ay sameynayeen ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Dhismaha Madaniga.

Intii lagu gudajiray bandhigga waxaa jirtay dood aasaaska iyo udiyaargarowga suuqa shaqada ku saabsan oo dhexmartay qaybo ka mid ah qalinjebiyayaasha injinneerrada ah ee jaamacadda, waxaa sidoo kale jiray kormeer ay Guddoomiyaha Jaamacadda SIU ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ iyo xubno kale oo maamulka ah ku sameeyeen bandhigga kooxaha ardayda ah ay sameynayeen.

Barnaamijkan ayay ujeeddadiisu tahay in ardaydu ay tijaabiyaan awooddooda naqshadeynta iyo dhismaha laxiriirta iyo in goobta shaqada kahor ay ogaadaan caqabadaha ku gedaaman si ay uga sii gaashaantaan.

Maamulka Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknolojiyada ee Jaamacadda SIU ayaa ardayda ku dhiirriggeliyay inay wixii lasoo baray ficil u beddelaan oo dadka hortooda ay keenaan waxyaabo lataaban karo.

๐’๐ˆ๐” ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Barnaamijka galabta waxaa qayb ka ah dood u dhexeysa qaybo ka mid ah qalinjebiyayaasha Jaamacadd...
19/08/2026

๐’๐ˆ๐” ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Barnaamijka galabta waxaa qayb ka ah dood u dhexeysa qaybo ka mid ah qalinjebiyayaasha Jaamacadda SIU oo ka doodi doona laga soo billaabo fasalka ardaynimada illaa goobta shaqada sida uu xaalku yahay Waaxda Dhismaha Madaniga (๐‚๐ข๐ฏ๐ข๐ฅ ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฉ๐š๐ซ๐ญ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ).

Maalintii afaraad ee  barnaamijka ๐€๐๐ž๐ง ๐€๐๐๐ž ๐…๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” oo ay si wadajir ah usoo agaasimeen  Jaamacadda SIU ...
19/08/2026

Maalintii afaraad ee barnaamijka ๐€๐๐ž๐ง ๐€๐๐๐ž ๐…๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” oo ay si wadajir ah usoo agaasimeen Jaamacadda SIU iyo Madasha Minbar.

Dhiirriggelinta, horumarinta xirfadaha iyo hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa udubdhexeed u ah barnaamijkan.

18/08/2026

๐’๐ˆ๐” ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Berri oo Arbaco ah ๐Ÿ๐Ÿ—/๐ŸŽ๐Ÿ–/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” waxaa ka qabsoomi doona bandhig waxbarasho oo laxiriira Culuumta Dhismaha Madaniga oo ay sameynayaan ardayda barata culuumtaas.

Ardaydan oo kaashaneysa maamulka Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknojiyada ayaa dadaal badan gelisay bandhiggan.

Waxaa maalintii saddexaad noo socda barnaamijka ๐๐ž๐ง ๐€๐๐๐ž ๐…๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”  oo ay si wadajir ah usoo agaasimeen  J...
17/08/2026

Waxaa maalintii saddexaad noo socda barnaamijka ๐๐ž๐ง ๐€๐๐๐ž ๐…๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” oo ay si wadajir ah usoo agaasimeen Jaamacadda SIU iyo Madasha Minbar.

Barnaamijkan ayaa diiradda lagu saarayaa jihooyin kala duwan oo muhiim u ah horumarinta xirfadaha dhallinyarada Soomaaliyeed, wuxuuna noqon doonaa mid joogto ah oo sannad walba lagu tababbaro qaybo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed.

Address

Taleex
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 07:30 - 15:30
Tuesday 07:30 - 15:30
Wednesday 07:30 - 15:30
Thursday 07:30 - 15:30
Friday 07:30 - 15:30
Saturday 07:30 - 15:30
Sunday 07:30 - 15:30

Telephone

+252613999952

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali International University - SIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Somali International University - SIU:

Shortcuts

Share