18/03/2026
🎁 OFFER GAAR AH: KURAASTA U DAMBAYSA!
"Hadda is-diiwaangeli, fursad dahab ahna hel!"
Ma doonaysaa in aad barato xirfadaha gacanta adiga oo helaya qiimo dhimis aan horay loo arag? Somali Professional College waxay kuugu deeqaysaa:
🔥 5-TA QOF EE UGU HORREEYA:
Haddii aad tahay mid ka mid ah 5-ta qof ee ugu horreysa ee naga soo wacda nambarkan 615174487, waxaad helaysaa:
20% Qiimo dhimis ah lacagta koorsada.
Kit Bilaash ah: Agabka yar-yar ee guriga lagu tijaabiyo marka aad koorsada dhamaysato.
Latalin Gaar ah: 1 bilood oo latalin bilaash ah oo ku saabsan sida aad ganacsigaaga u bilaabi lahayd.
📢 Digniin: Markay 5-taas qof buuxsamaan, qiimuhu wuxuu ku noqonayaa sidiisii h**e.
"Ha sugin inta ay kuraastu ka dhammaanayaan. Hadda na soo wac!"
📞 Line-ka Diiwaangelinta: 615174487
🏢 Goobta: Somali Professional College