23/11/2025
Faiza Abshir Mohamed ayaa hambalyo hawada u marinaysa dhammaan Macalimiinta Soomaaliyeed si gaar Barayaasha Jubba University of Science and Technology iyo Barayaasha Dugsigii ay ka qalin badalatayy ee Bondhere Orphan Girls Center
Faiza waxa ay ka mid tahay Ardayda ugu wanaagsan fasalkeeda
Hambalyo Macallin.