20/07/2024
Bahwaynta Al-Umm International University waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka iyo dhamaan umada soomaaliyeed geeridii ku timid caalimkii weynaa Sheekh Cusmaan Xidig. Marxuumka waxaan Alle uga baryaynaa in uu janaddii firdowsa ka waraabiyo, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aaamin! Aaamin!