HIMILO UNIVERSITY

HIMILO UNIVERSITY Welcome to HIMILO UNIVERSITY ...
Discovering The Horizons of Knowledge

|| ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ||โ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽWaaxda Culuumta Kumbiyuutarka " Computer S...
21/08/2026

|| ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ||
โ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽ
Waaxda Culuumta Kumbiyuutarka " Computer Science Department" wexey ka mid tahay waaxyaha ugu faca weyn kuliyadda Culuumta Tiknoolojiyada ee Jaamacadda.
Hanaanka waxbarasho ee waaxdaan wexey iskugu jirtaa cashiro toos ah, gacan ka qabasho joogto ah "Practice " iyo isku tababar shaqo kubarasho " Internship" .
Nagu soo biir oo noqo xirfadle awood sare u leh aqoon ahaan iyo xirfad ahaanba Culuumta Kumbuyuutarka " Computer Science"
Wixii faahfaahin ah fadlan nagu soo booqo xarunta Jaamacadda oo ku taal isgooska Carwadii h**e ee taleex, Wadada wadnaha, Degmada Hodan Muqdisho-Soomaaliya.
Ama naga soo wac taleefanadan
0613699993/0613968797/0615400533/603056

|| ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐ˆ๐‹๐„ ||โ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽMaanta waxaa...
20/08/2026

|| ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐ˆ๐‹๐„ ||
โ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽ
Maanta waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho looga daahfuray mashruuca "๐—•๐—ถ๐—น๐—ฒ ๐—œ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ" barnaamijkan ayaa sannadkii 3-aad ka qabsoomaya magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah ardeyda Jaamacadda, gaar ahaan Sanadka 4aad ee kuliyadda Culuumta Tiknoolojiyada ayaa qeyb ka ah sanadkaan ardeyda fursada tababarka ka faaideysaneysa.
Barnaamijkan wuxuu fursad u siinayaa dhallinyarada Soomaaliyeed inay kor u qaadaan aqoontooda, xirfadahooda iyo fahamkooda tiknoolajiyadda iyo suuqa shaqada, isla markaana ay helaan madal ay kusoo bandhigaan fikrado iyo hal-abuurro cusub.
Waan uga mahadcelineynaa qabanqaabiyayaasha barnaamijka oo kala ah: ๐‘ป๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’Œ ๐‘ฐ๐‘ช๐‘ป, ๐‘ฏ๐’๐’“๐’Ž๐’–๐’–๐’… ๐‘บ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’Ž ๐‘ญ๐’๐’–๐’๐’…๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š๐‘น๐‘ฌ๐‘ต
"๐‘ซ๐’Š๐’š๐’‚๐’‚๐’“๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’…๐’Š๐’ˆ๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ป๐’Š๐’Œ๐’๐’๐’๐’๐’๐’‹๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’•๐’‚๐’’๐’ƒ๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘บ๐’๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚"

19/08/2026

Jaamacadda HIMILO wexey markale waalidiinta iyo ardeyda Soomaaliyeed la wadaageysaa in sida horayba looga bartay Jaamacadda ineey bixineyso deeqwaxbarasho taasoo lagu garab istaagaayo waalidiinta Soomaaliyeed looguna hiilinaayo ardeyda soo dhameysatay Dugsiga Sare.
Fadlan si aad uga faa'ideysato fursadaan kudhufo Link-ga hoose oo buuxi foomka.
Deeqdaan waxaa ka faaideysan kara dhammaan ardeyda kusoo gudubtay Imtixaanka Qaranka Sanadkaan iyo Sanadyadii h**eba.
Wixii faahfaahin ah fadlan nagu soo booqo xarunta Jaamacadda oo ku taal wadada wadnaha, isgooska ex-baar taleex, Degmada Hodan Muqdisho-Soomaaliya ama naga soo wac taleefanadan
0613699993/ 0613968797/0615400533
https://forms.gle/rutdeGehTWxnYhnv7

Welcome to HIMILO UNIVERSITY ...
Discovering The Horizons of Knowledge

|| ๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ||โ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽWaxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardey...
19/08/2026

|| ๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ||
โ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽโ–ช๏ธŽ
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardeyda Sanadkaan qalinjabineysa in ey bilaabatay qaadista sawirka qalinjebinta, fadlan arday walba waqtiga kuliyadiisa loo qabtay ha ilaaliyo, hana ku yimaado.

18/08/2026

Goosgooska Ciyaartii final-ka aheyd ee shalay wada ciyaareen:-
Public Administration Vs Multimedia & Creative Technology

Maalinimadii shalay waxaa si rasmi ah u soo xirmay koobka Kuliyadaha Jaamacadda kaasoo ey ku tartameen dhammaan waaxyaha...
18/08/2026

Maalinimadii shalay waxaa si rasmi ah u soo xirmay koobka Kuliyadaha Jaamacadda kaasoo ey ku tartameen dhammaan waaxyaha Kala duwan ee Kuliyadaha Jaamacadda.
Ciyaarta k**a dambeysta waxaa iskugu soo baxay oo shalay wada ciyaaray waaxyaha Kala ah:-
Public Administration Vs Multimedia and Animations
Wexeyna ciyaarta ku dhamaatay
Public Administration 1 Vs Multimedia 1
Waxaa ugu danbeyn lagu kala baxay gool kulaad iyadoo guusha ey raacday Multimedia and Animations oo noqdeen kooxda Horyaalka Sanadkaan 2026.
Hambalyo Multimedia Department team.

Kusoo Dhawoow Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacaddu diyaar idinla tahay.๐‘ฒ๐’–๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ซ๐’‚๐’‚๐’˜๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ช๐’–๐’๐’–๐’–๐’Ž๐’•๐’‚ ๐‘ช๐’‚๐’‚๐’‡๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐‘ฒ๐’–๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…...
16/08/2026

Kusoo Dhawoow Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacaddu diyaar idinla tahay.
๐‘ฒ๐’–๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ซ๐’‚๐’‚๐’˜๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ช๐’–๐’๐’–๐’–๐’Ž๐’•๐’‚ ๐‘ช๐’‚๐’‚๐’‡๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚
๐‘ฒ๐’–๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ฐ๐’๐’‹๐’Š๐’๐’†๐’†๐’“๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ช๐’–๐’๐’–๐’–๐’Ž๐’•๐’‚ ๐‘ป๐’Š๐’Œ๐’๐’๐’๐’๐’๐’‹๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’‚
๐‘ฒ๐’–๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ช๐’–๐’๐’–๐’–๐’Ž๐’•๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’๐’Œ๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ซ๐’‰๐’‚๐’’๐’‚๐’‚๐’๐’‚๐’‰๐’‚
๐‘ฒ๐’–๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ช๐’–๐’๐’–๐’–๐’Ž๐’•๐’‚ ๐’ƒ๐’–๐’๐’”๐’‰๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘จ๐’‚๐’…๐’‚๐’๐’‚๐’‰๐’‚
๐‘ฒ๐’–๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘บ๐’‰๐’‚๐’“๐’†๐’†๐’„๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’‚๐’๐’–๐’–๐’๐’Œ๐’‚
Waxaa si rasmi ah u socda isdiiwaangelinta ardeyda Cusub, fadlan nagu soo booqo xarunta Jaamacadda oo ku taal wadada wadnaha Isgooska ex-baar taleex, Tarabuunka, Degmada Hodan ama nagala soo xiriir taleefanadan 0613968797/ 0613699993/0615400533/603056

Hambalyo Dhammaan Ardeyda Soomaaliyeed ee Ka gudubtay Imtixaanka Qaranka Fasalka 12aad Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.     ...
15/08/2026

Hambalyo Dhammaan Ardeyda Soomaaliyeed ee Ka gudubtay Imtixaanka Qaranka Fasalka 12aad Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.

Address

Wadnaha Street, Tarabuunka
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HIMILO UNIVERSITY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to HIMILO UNIVERSITY:

Shortcuts

Share