National schools

National schools connection students National schools of Mogadishu can be described as the best high school in mogadisho city in Banadir region.

Most of the students who graduated from the National school have acquired the opportunities to pursue university Degrees either inside or outside the country (Somalia). National primary and secondary school provides elementary/Intermediate and high education in Mogadishu(Somalia)

21/09/2024

dhaqankii lugu yaqiin mahan dadka walaalaha
ah
ee daga galguud
dhaqanka iyo wax garadka iyo dhalin yarada
waxaan ugu baaqayaa in la ilaalsho daris nimada iyo walaal tinimada
dadka baraha. bulashada fidnada ka wado haka waan toobaan
insha allah
by ibraahin hassan olaad

Xarunta Kaaraan 1 ee dugsiga national waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay Maalinta Macalli...
21/11/2021

Xarunta Kaaraan 1 ee dugsiga national waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay Maalinta Macallimka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November.

Hambalyo dhamaan Macallimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan.


06/10/2021

Ustaad Maxamad xaaji salaad Allaha unaxariisto.
Macalimkena..

Hambalyada ardayda iyo mahadcelintooda.
22/07/2021

Hambalyada ardayda iyo mahadcelintooda.

Waxaa mahad oo dhan u sugnaatay  Allaah.Dadaal dheer Iyo juhdi fara badan dhamaan  class F4 Ee dugsiga national  wey ku ...
22/07/2021

Waxaa mahad oo dhan u sugnaatay Allaah.
Dadaal dheer
Iyo juhdi fara badan dhamaan class F4
Ee dugsiga national wey ku wada gudbeen
Examkii dowlada
Waxaan farxad la qeebsaneynaa
Ardaydeena sharaf leh oo maanta ka gudba dugsiga sare
Una gudbay heer jamacad الحمد لله

Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa dhamaan ardayda soomaaliyeed ee maalintii shalay  aheyd  usoo idlaaday ...
03/06/2021

Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa dhamaan ardayda soomaaliyeed ee maalintii shalay aheyd usoo idlaaday imtixaaanka fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Waxaan leenahay hambalyo dadaalka halkaa kasii wada. Waxaan idiin rajeyneynaa guul insha allah.
I would love to take this opportunity to congratulate and encourage the Somali students who had finished their secondary school exams yesterday. I would like to say congratulations, keep the good work and I wish you success insha Allah.

Hambalyo F4
03/06/2021

Hambalyo F4

taariikhda ku asteysneed 23/4/2021Waxaa soo gaba gababoobay tartankii kubada cagta oo isgu yimaadeen  final class 3 iyo ...
22/04/2021

taariikhda ku asteysneed 23/4/2021

Waxaa soo gaba gababoobay tartankii kubada cagta oo isgu yimaadeen final class 3 iyo class 7
national qeybta galabtii

Wxaana halkaas ku awood sheegty class 3 oo rigoore ku qaaday 1 iyo 0

Halkaaas waxay guusha ku raacday fasalka 3aad oo noqdeen guulysta yaasha tartanka kubada cagfa ee snad dugsiyeed 2020_2021

Kuna guuleystay cupka

class three

tacliinta iyo bar baarinta ubadka
Ee Dugsiyada National

Al-xamdu lilaah waxaa noo bilaawday imtixaankii mid-termka ah kaas oo an Ku qiymeyneyno heerka wax barashada ardeyda isk...
12/12/2020

Al-xamdu lilaah waxaa noo bilaawday imtixaankii mid-termka ah kaas oo an Ku qiymeyneyno heerka wax barashada ardeyda iskuulka NATIONAL PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL
Ardeyda Oo laga qaado imtixaan 3dii biloodba
mar........
HADAFKEENU WAA (WAX BARTA AAN BAR WAAQO GAARNE)-----------WAXBARASHADU WAA lama huraan.

23/11/2020

Dhamaan bulshada soomaaliyeed waxaan ugu bishaareynaa in dugisga National schools uu bilaabay diyaarinta ardayda cusub maal mahan kala ah qamiis iyo jimco insha allah

Waxa barta aan barwaaqo gaarnee
Waxii codsi ah nagala soo xariiir
Nationalschool gmail.com
Tell. 0612107773
0615988372
0612107772
0615431711

Gmail is email that's intuitive, efficient, and useful. 15 GB of storage, less spam, and mobile access.

National schools of Mogadishu can be described as the best high school in mogadisho city in Banadir region. Most of the ...
23/11/2020

National schools of Mogadishu can be described as the best high school in mogadisho city in Banadir region. Most of the students who graduated from the National school have acquired the opportunities to pursue university Degrees either inside or outside the country (Somalia). National primary and secondary school provides elementary/Intermediate and high education in Mogadishu(Somalia)

National school
23/11/2020

National school

Address

Lafweyn Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:30
Tuesday 06:30 - 17:30
Wednesday 06:30 - 17:30
Saturday 06:30 - 17:30
Sunday 06:30 - 17:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when National schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share