24/08/2026
Wax cusub ayaa soo socda... ๐
Mar walba horumar cusub iyo fursado caalami ah ayaan u horseednaa ardaydeena iyo bulshadeena. Maanta waxaan idinla wadaagaynaa bilowga safar cusub oo albaabbo cusub u furaya aqoon, dhaqammo iyo xiriirro caalami ah.
La soco bogaggayaga rasmiga ah si aad uga mid noqoto kuwa ugu horreeya ee ogaada waxa soo socda.