19/03/2026
๐ Ciid Wanaagsan ๐
Maamulka Jaamacadda Golden University waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga
Alle ha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee bisha Ramadaan.
ุชูููุจูููู ุงูููู ู
ููููุง ููู
ูููููู