Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud

Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud waa iskuul hoose dhexe iyo sare , hadafkiisana uu yahay soo saarista arday tayo aqoon leh.

13/05/2026
13/05/2026
Talaado 05/05/2026Jadwalka imtixaanka kalka 2aad sanad dugsiyeedka 2025/2026 Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'u...
05/05/2026

Talaado 05/05/2026

Jadwalka imtixaanka kalka 2aad sanad dugsiyeedka 2025/2026 Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 TIIRANYO LEH( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ) ‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى M...
12/04/2026

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 TIIRANYO LEH

( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى

Maamulka, macallimiinta , waalidiinta iyo ardayda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, qaraabada uu ka geeriyooday Adeer Cali Rooble Jimcaale oo ku geeriyooday magalada Muqdisho.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dembigiisana dhaafo, qabrigiisans u waasiciyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan.

Sidoo kale, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska reer Cali Rooble Jimcaale, eheladii, qaraabadii gaar ahaan
Sheekh /wasir Cumar Cali Rooble oo ah dib u aas aasihii Dugsiga Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud .
Ustaad ismaciil Cali Rooble oo kamid ah Barayaasha dugsaga.
Alle ha u naxariisto, Aamiin.

Ogaysiis: Dib uga Soo Noqoshada Fasaxa!!!.Waxaa la ogeysiinayaa ardayda, macalimiinta iyo waalidiinta in dib looga soo l...
22/03/2026

Ogaysiis: Dib uga Soo Noqoshada Fasaxa!!!.

Waxaa la ogeysiinayaa ardayda, macalimiinta iyo waalidiinta in dib looga soo laabanayo fasaxii 10-kii dambe ee bisha Ramadan iyo Ciidda. Waxbarashadu waxay si rasmi ah u bilaabanaysaa maalinta berito ah 23/03/2026, sidaa darteed dhammaan ardayda waxaa la farayaa inay waqtigooda ku soo xaadiraan dugsiga.

Waxaan rajaynaynaa fasax wanaagsan oo barako leh, soo dhowaada mar kale. 🌙✨📚

CIID WANAAGSAN.كل عام وانتم بخيرتقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.Maamulka guud ee Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal...
19/03/2026

CIID WANAAGSAN.

كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.

Maamulka guud ee Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud wuxuu hambalyo udireyaa
dhammaan Barayaasha dugsiga waalidiinta, Ardeyda iyo Hawlwadeennada kale , Ummadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan muslimiinta caalamka munaasabadda Ciidul Fidriga.

Allaha inaga Aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan gudanay bisha barakaysan ee Ramadaan.

KUWADA CIIDA CAAFIMAAD.

.

Waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday imtixaan bileedkii 3 aad
14/03/2026

Waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday imtixaan bileedkii 3 aad

FASAXA 10KA DAMBE EE RAMADAAN IYO MAALMAHA CIIDDA.Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud
12/03/2026

FASAXA 10KA DAMBE EE RAMADAAN IYO MAALMAHA CIIDDA.

Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud

AFUR WANAAGSAN ✨🌙Maamulka, macallimiinta iyo ardaydaDugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uudwaxay dhammaan Ummadda ...
20/02/2026

AFUR WANAAGSAN ✨🌙
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud
waxay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed u rajeynayaan
🌙 Afur barako leh & Ramadaan Kariim 🌙
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo cibaadada,
hana ka dhigo bishan mid kheyr, nabad iyo barwaaqo inoogu dhammaata. 🤲
Ramadan Kareem 🌙

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share