University Of Somalia College of Medicine and Surgery.

University Of Somalia College of Medicine and Surgery. This page is to get connected medical students at Uniso in a single network.

University of Somalia - UNISO
23/12/2022

University of Somalia - UNISO

Hambalyo Dr. Elmi Qasim oo maanta kaalinta 2aad uga guulaystay Imtixaankii Hospitaalka Ordogan, sidoo kale Hambalyo Dhaq...
24/10/2022

Hambalyo Dr. Elmi Qasim oo maanta kaalinta 2aad uga guulaystay Imtixaankii Hospitaalka Ordogan, sidoo kale Hambalyo Dhaqaatiirta kale ee guulaysatay.

17/10/2022
Qeyb kamid ah dhaqaatiirta horay uga qalin jabisay Jaamacadda Somaliya- UNISO Dufcado kala duwan kuna mideysan Alumni Me...
01/12/2021

Qeyb kamid ah dhaqaatiirta horay uga qalin jabisay Jaamacadda Somaliya- UNISO Dufcado kala duwan kuna mideysan Alumni Medicine ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa lagu gorfeeyay Shaqooyinka u yaala midowga dhaqaatiirta.

06/01/2020

Jaamacadda Soomaaliya (Uniso) waxay ogeysiineysaa dhakhaatiirta Soomaaliyeed iyo dhamaan bahda caafimaadka inay keentay Postgraduate specialist programs (residency program) oo loogu tala galay in kor loogu qaado xirfada, aqoonta iyo anshaxa caafimaadka ee dhaktarka Soomaaliyeed.

is diinwaan galintu waxay ka socotaa xafiiska postgraduateka Jaamacadda oo ku yaal nawaaxiga ex:hotel amiira

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir: 615396891.

27/09/2019

JIMCA WANAAGSAN.

Waxaan maanta deeq lacag ah oo ay iska soo aruuriyeen Ardayda Jaamacadda Soomaaliya qeybaheda kala duwan la gaarsiinay d...
23/05/2019

Waxaan maanta deeq lacag ah oo ay iska soo aruuriyeen Ardayda Jaamacadda Soomaaliya qeybaheda kala duwan la gaarsiinay dadka dan-yarta ah ee jiifa hosbitaalada Banaadir, Madiina iyo hosbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.

Wafdi ka socday maamulka, xafiiska arimaha ardayda iyo macalimiinta jaamacada ayaa gaaray isbitaalada.

Waxaan umahad celineynaa madaxda isbitaalada oo siwanaagsan noogu soodhaweeyay ee nala shaqeeyay inta aan hawsha ku guda jirnay.

31/08/2018

Waa Xafladii qalinjibinta

31/08/2018

Wax yar isha ku nuurso xafladii qalin jibinta e 12aad e Jaamacada Somalia

Wasiirka waxbarashada ayaa daah furay Lab Casri ah, oo ay Jaamacadda Soomaaliya ugu tala gashay ardayda barata cilmiga c...
13/06/2018

Wasiirka waxbarashada ayaa daah furay Lab Casri ah, oo ay Jaamacadda Soomaaliya ugu tala gashay ardayda barata cilmiga caafimaadka.

wasiirka ayaa ku amaanay Jaamacadda sida ay kor ugu qaadeyso tayada waxbarshada dalka. dhinaca kale waxaa si diiran u soo dhaweeyay ardayda kuliyadda caafimaadka.

Waxaa booqasho ku yimid Jaamacadda Soomaaliya xarunteeda Dagmada H/wadaag Safiirka Turkiga u joogo dalka Soomaaliya    i...
13/06/2018

Waxaa booqasho ku yimid Jaamacadda Soomaaliya xarunteeda Dagmada H/wadaag Safiirka Turkiga u joogo dalka Soomaaliya iyo Guddoomiye ku xigeenka hay'adda isku dubaridda deeqa Turkiga TIKA .

Mudanayaashaan ayaa xariga ka jaray Computer Lab oo ay dhawaan Hay'adda TIKA ugu deeqday Jaamacadda Soomaaliya.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when University Of Somalia College of Medicine and Surgery. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to University Of Somalia College of Medicine and Surgery.:

Share