Cosmos Institute of Science Languages and Health

Kusoo dhawaada Cosmos aqoon Tayo leh iyo waqti gaaban
13/10/2025

Kusoo dhawaada Cosmos aqoon Tayo leh iyo waqti gaaban

13/10/2025

Cosmos school

Ramadan Kareem
28/02/2025

Ramadan Kareem

Juma mubarak
24/01/2025

Juma mubarak

Jumca mubarak all muslims
10/01/2025

Jumca mubarak all muslims

Welcome to cosmos institute
07/01/2025

Welcome to cosmos institute

06/01/2025
Waa qaar kamid ah ardeyda cafimaaadka ee dufcadi 7aad oo maanta sameynayey pratical I.V injection ah. Sidoo kale ardeyda...
25/08/2023

Waa qaar kamid ah ardeyda cafimaaadka ee dufcadi 7aad oo maanta sameynayey pratical I.V injection ah. Sidoo kale ardeyda soomaaliyed waxan ogeysineyna in iskuulka lagu soo kordhiyey Tababaro iyo baaritanada
1= Infection habdhiska tartanka
2= Baaritanka maliariyada iyo daweynteda
3= Baaritanka Tifowga iyo daweyntisa
4= Baaritanka gaaska iyo daweyntisa
5= Baaritanka Agaarshowga iyo noocyadisa.
6=Baaritanka H.I.V AIDS
7= Baritaanka Jabtada
8= Baaritanka isfilitada
9=Baaritanka hormonka H.C.G ( UUR )
10= Baaritanka Blood Grouping iyo sida dhiiga isku qaato.
11= Tababarka noocyada kala duwan ee toliinka
Intaas iyo inka badan ugu imaaw Cosmos Institute of Science Languages and Health Cosmo
Wixii faafahin ah fadlan nagala soo xiriir 618013156 / 615692164.

24/06/2023

Horudhaca xaflada

Horudhac sawiradii xaflada
22/06/2023

Horudhac sawiradii xaflada

19/06/2023

Xaflada qalin jibinta dufcadaha 5aad iyo 6aad coming soon

Bishaaro Bishaaro waxaan bulshada soomaaliyeed ugu bishaareyneynaa in iskuulka         and    bixinaayo koorsooyinkaLuuq...
17/06/2023

Bishaaro Bishaaro waxaan bulshada soomaaliyeed ugu bishaareyneynaa in iskuulka and bixinaayo koorsooyinka
Luuqada Englishka
Caafimaadka
Xisaabta iyo farta soomaaliga
oo si casri ah laguu bari-doono.
Fadlan yaa lagaa buuxin. Isqorista waxay ka soctaa xaruunta iskuulka qeybta KPP agagaarka African village.
Wixii faafaahin ah nagala soo xiriir nambarada hoose ku qoran.
0618013156/0615692164

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cosmos Institute of Science Languages and Health posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share