Mogadishu international teaching academy

Mogadishu international teaching academy crearing excellence in the future

Page ka Rasmiga ah Ee Mogadishu international school ( MITA )
22/01/2024

Page ka Rasmiga ah Ee Mogadishu international school ( MITA )

Page Rasmiga ah Ee Mogadishu international Teaching Academy ( MITA )
22/01/2024

Page Rasmiga ah Ee Mogadishu international Teaching Academy ( MITA )

عيد الاضحى المبارك............كل عام وانتم بخيرDhamman maamulka iyo macalimiinta Mogadishu international teaching academ...
27/06/2023

عيد الاضحى المبارك............كل عام وانتم بخير
Dhamman maamulka iyo macalimiinta Mogadishu international teaching academy waxay idinku hambalyeynayaan farxada ciidul Adxaa waxaan Alle ka baryeenaa Dhammanteen in ilaah Acmaasha wanaagsan Naga Aqbalo.

Farxad ku ciida Dhamman MITA FAMILY.

28/05/2023

انا لله وانااليه راجعون.
Innaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun.
Mogadishu international teaching academy , Maamulka,Macallimiinta iyo dhamaan ardayda waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ustad Daadir G Cabdi Cismaan oo ey cawa hooyadiis hooyo oo ku geeriyootey magaalada muqdishu. Waxaan alle uga baryeynaa inuu naxariistiisa siiyo oo Jannadii Firdowsana hooy uga dhigo. Ustaadka iyo dhamaan ehelkana waxsan leenahey sabar iyo Iimaan Saadaq ah allaha naga wada siiyo gadaasheeda alle nama fidneeyo.

  Dhamaan mamulka iyo macalimiinta Academiyada Mogadishu International teaching academy waxaan farxada la wadaageynaa gu...
20/04/2023



Dhamaan mamulka iyo macalimiinta Academiyada Mogadishu International teaching academy waxaan farxada la wadaageynaa guud ahaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaaliyeed ee dal iyo dibadba ku nool waxaan Idin leenahay farxad ku ciida. Sanad kaan sanadkiisa farxad iyo baraare allaha nagu gaarsiiyo.

MITA FAMILY

Ramadan kareem Dhamman ummadda musliminta gaar ahaan ummada soomaaliyeed Allaha na waafajiyo bishaan kheyr keeda.
23/03/2023

Ramadan kareem Dhamman ummadda musliminta gaar ahaan ummada soomaaliyeed Allaha na waafajiyo bishaan kheyr keeda.

23/03/2023

Goos Goos: xafladda qalinjabinta dufcadii 4aad

Ramadan mubarak dhamman ummadda soomaaliyeed meel walba ay joogaan bishaan kheyr keeda allaha na waafajiyo.
22/03/2023

Ramadan mubarak dhamman ummadda soomaaliyeed meel walba ay joogaan bishaan kheyr keeda allaha na waafajiyo.

Sawiro Qeybta 4aad Xaflada qalin jebinta dufcadii 4aadMogadishu international teaching academy Hambalyo dhamaan
21/03/2023

Sawiro Qeybta 4aad
Xaflada qalin jebinta dufcadii 4aad
Mogadishu international teaching academy
Hambalyo dhamaan

Sawiro Qeybta 3aad Xaflada qalin jebinta dufcadii 4aadMogadishu international teaching academy Hambalyo dhamaan
19/03/2023

Sawiro Qeybta 3aad
Xaflada qalin jebinta dufcadii 4aad
Mogadishu international teaching academy
Hambalyo dhamaan

Sawiro Qeybta 2aad Xaflada qalin jebinta dufcadii 4aadMogadishu international teaching academy Hambalyo dhamaan
19/03/2023

Sawiro Qeybta 2aad
Xaflada qalin jebinta dufcadii 4aad
Mogadishu international teaching academy
Hambalyo dhamaan

Address

Dharkenley, Jalle Siyad Road
Mogadishu

Telephone

+252612906990

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu international teaching academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Mogadishu international teaching academy:

Share