KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta

KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta Horumariyaha Bulshada

KOBAC waxa uu ku dadaalayaa una soo jeedaa sidii ummadda soomaaliyeed oo muddo ka dib dhacday filkeeda u horumarin lahaa, u tababari lahaa, talooyin u siin lahaa.

04/08/2026

Dufcadda 1aad
9 xirfadda nolosha ee aan dhalinyarada ka maarmin

01/08/2026

Todobaadka booqashada xarumaha xirfadaha
Booqashada ( 18 )
Kaamil baarista Academy

29/07/2026

Todobaadka booqashada xarumaha xirfadaha
Booqashada mkeni design sc

🎓 Bandhigga Kobac Expo 2026 wuu soo socdaa!Bandhigga 8aad ee waxbarashada, caafimaadka, ganacsiga iyo xirfadaha ayaa si ...
21/07/2026

🎓 Bandhigga Kobac Expo 2026 wuu soo socdaa!
Bandhigga 8aad ee waxbarashada, caafimaadka, ganacsiga iyo xirfadaha ayaa si rasmi ah ugu dhici doona magaalada Muqdisho bisha September 2026.
➡️ Fursado waxbarasho
➡️ Lakulanka xarumo waxbarasho.
➡️ Tababaro xirfadeed
➡️ Hagitaan waxbarasho iyo mid shaqo.

La soco! Wax cusub ayaa soo socda!
📍 Muqdisho, Soomaaliya
📅 September 2026

Waan soo soconaa
18/07/2026

Waan soo soconaa

15/07/2026

Si kooban u fiirso shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha sannadka 7aad oo guul ku dhamaaday.

Muqdisho, 14 Luulyo 2026 – Maanta waxaa si rasmi ah uga furmay Nova Hall Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha, kaa...
14/07/2026

Muqdisho, 14 Luulyo 2026 – Maanta waxaa si rasmi ah uga furmay Nova Hall Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha, kaas oo diiradda lagu saarayo horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigelinta, tababarrada xirfadeed, iyo la-talinta ku saabsan hababka casriga ah ee adeeg bixinta.
Shirkan waxaa ka qeyb galaya madaxda iyo masuuliyiinta loo idmaday adeegga macaamiisha ee hay'adaha kala duwan, iyadoo ujeeddadiisu tahay in la xoojiyo wada-shaqeynta, isla xisaabtanka, iyo horumarinta habraacyada lagu maareeyo adeegyada iyo xisaabaadka macaamiisha

Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha waxa diiradda lagu saarayaa horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigeli...
14/07/2026

Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha waxa diiradda lagu saarayaa horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigelin, tababar, iyo la-talin xirfadeed. Waxaa ka soo qeyb galaya madaxda loo idmaday Adeegga macaamiisha si loogu abuuro isla xisaabtan ama in xisaabta macaamiisha loo xiro sida xisaabta loo xiro.
Ka qeyb galayaasha waxaa ka mid ah Ancaam Meat Company
Faahfaahin 61 5821111

Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha waxa diiradda lagu saarayaa horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigeli...
13/07/2026

Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha waxa diiradda lagu saarayaa horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigelin, tababar, iyo la-talin xirfadeed. Waxaa ka soo qeyb galaya madaxda loo idmaday Adeegga macaamiisha si loogu abuuro isla xisaabtan ama in xisaabta macaamiisha loo xiro sida xisaabta loo xiro.
Ka qeyb galayaasha waxaa ka mid ah Xannaanada Zamdi
Faahfaahin 61 5821111

Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha waxa diiradda lagu saarayaa horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigeli...
13/07/2026

Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha waxa diiradda lagu saarayaa horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigelin, tababar, iyo la-talin xirfadeed. Waxaa ka soo qeyb galaya madaxda loo idmaday Adeegga macaamiisha si loogu abuuro isla xisaabtan ama in xisaabta macaamiisha loo xiro sida xisaabta loo xiro.
Ka qeyb galayaasha waxaa ka mid ah taran hospital
Faahfaahin 61 5821111

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta:

Shortcuts

Share