23/07/2026
📚 Diiwaangelinta Sannad Dugsiyeedka 2026–2027 waa furan tahay!
Diiwaangelintu waxay si rasmi ah uga socotaa xarunta dhexe ee Anzaloti ee Dugsiga Rajab.
📍 Xarunta Anzaloti
Waxaan soo dhoweyneynaa ardayda dhammaan heerarka waxbarashada:
🔹 Dugsiga Hoose
🔹 Dugsiga Dhexe
🔹 Dugsiga Sare
🔹 IGCSE
Ka faa’iidayso fursaddan oo maanta isdiiwaangeli si aad u hesho waxbarasho tayo leh.
Sidoo kale, ardaydu waxay heli doonaan fursado waxbarasho jaamacadaha ku yaal dalka gudahiisa iyo dibadiisa oo xeriir adag laleh Dugsiga Rajab.