14/04/2026
ุจุณู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูู
Waxaa si habsami leh u qabsoontay doorashada Guddoomiyaha ๐๐๐๐๐ Midowga Ardayda Caafimaadka ee ๐๐๐๐๐ , taas oo ahayd doorasho qof iyo cod ah oo socotay muddo laba maalin ah (๐๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐จ). Doorashadan waxay muujisay hufnaan, wadajir iyo ka qaybgal firfircoon oo ay muujiyeen ardayda.
Natiijada doorashada ayaa ahayd:
Tirada guud ee codadka la dhiibtay: ๐๐๐ ๐๐จ๐
Tirada codadka Musharax ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ฒ๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฅ๐ข: ๐๐๐ ๐๐จ๐
Tirada codadka Musharax ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง : ๐๐๐ ๐๐จ๐
Codadka halaabay ๐ ๐๐จ๐.
Kadib natiijadan, waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay in ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ฒ๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฅ๐ข ay ku guuleysatay xilka Guddoomiyaha Midowga Ardayda Caafimaadka ee ๐๐๐๐๐ .
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Guddoomiyaha cusub, annagoo u rajeynayna guul, hogaamin wanaagsan iyo horumar ay gaarsiiso midowga ardayda. Sidoo kale, waxaan u mahadcelineynaa dhammaan xubnaha guddiga doorashada ee ๐๐๐๐๐_dii h**e iyo ardayda ka qayb qaadatay doorashadan, kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay hirgelinta geeddi socod dimuqraadi ah.
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ Guddoomiyaha cusub.
#๐๐๐๐๐