Super University of Somalia

Super University of Somalia SUPER UNIVERSITY OF SOMALIA (SUS) is Non Profit institution of higher learning in Somalia.

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ - ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธMaamulka Super University of Somalia waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan bahda j...
18/02/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ - ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

Maamulka Super University of Somalia waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan bahda jaamacadda munaasabadda Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Ramadaan waa bil kheyr, barako iyo is-cafis. Waxaan idiin rajeyneynaa in Alle naga aqbalo soonka, salaadaha iyo camalka suuban, kana dhigo bil nabad iyo barwaaqo leh.

Ramadan Kareem
Mahadsanidiin.

Address

Mogadishu-somalia
Mogadishu
7781

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Super University of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Super University of Somalia:

Shortcuts

Share