Horseed International University HIU

Horseed International University HIU Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horseed International University HIU, College & University, Waberi 21-October, Mogadishu.

Our mission is to achieve excellence in teaching and research, to maintain and spawn knowledge, HIU provides high quality programs through innovation teaching methodologies That engages students in self-directed learning and management performance.

๐ŸŽ“ ๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐ˆ๐’ ๐Ž๐๐„๐ | ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•Ma doonaysaa inaad barato cilmiga caafimaadka oo aad yeelato mustaqbal xirfadeed oo ifaya...
20/08/2026

๐ŸŽ“ ๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐ˆ๐’ ๐Ž๐๐„๐ | ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•

Ma doonaysaa inaad barato cilmiga caafimaadka oo aad yeelato mustaqbal xirfadeed oo ifaya? ๐Ÿฉบ๐ŸŽ“

Horseed International University ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ waxay kuu diyaarisay Bachelor ah oo kala duwan:

๐Ÿ”น Bachelor of Nursing
๐Ÿ”น Bachelor of Public Health & Environmental Health
๐Ÿ”น Bachelor of Laboratory Sciences
๐Ÿ”น Bachelor of Pharmacy
๐Ÿ”น Bachelor of Midwifery
๐Ÿ”น Bachelor of Digital Health & Telemedicine
๐Ÿ”น Bachelor of Physiotherapy
๐Ÿ”น Bachelor of Nutrition

๐ŸŽ ๐ƒ๐ˆ๐’๐‚๐Ž๐”๐๐“: ๐”๐ ๐“๐Ž ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐Ž๐…๐…

๐Ÿ‘‰ Bilow maanta waxbarashadaada, dhis mustaqbalkaaga!

18/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐™๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐ž !

๐™๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐ž ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง, oo ka mid ahaa ardaydii ka faaโ€™iideysatay Seminarkii Aqoon-kororsiga ee Jaamacadda Horseed, ayaa ku guuleystay deeq waxbarasho.

Waxaan ugu hambalyeynaynaa guushan, waxaana u rajaynaynaa mustaqbal waxbarasho oo ifaya iyo guulo badan.








Welcome To Horseed International University HIU ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐„๐œ๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ.             Academic year ...
18/08/2026

Welcome To Horseed International University HIU
๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐„๐œ๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ.
Academic year 2026-2027
ADMISSION IS OPEN
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
0619277650-0619277653-0619277654

17/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ
Adnan Aweis Mohamud , oo ka mid ahaa Ardayda sanadkaan ka qalin-jabinaysay ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž, isla markaana ka faaโ€™iideystay Seminarkii Aqoon-kororsiga ee Jaamacaddu qabatay, ayaa ku guuleystay ๐๐ž๐ž๐ช ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ oo ay Jaamacaddu ugu talagashay ardayda ka faaโ€™iideysatay barnaamijkaas.








Welcome To Horseed International University HIU Faculty of Computer Sciences and IT             Academic year   2026-202...
17/08/2026

Welcome To Horseed International University HIU
Faculty of Computer Sciences and IT
Academic year 2026-2027
ADMISSION IS OPEN
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
0619277650-0619277653-0619277654

15/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ
Osman Abdikadir Abukar, oo ka mid ahaa Ardayda sanadkaan ka qalin-jabinaysay ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž, isla markaana ka faaโ€™iideystay Seminarkii Aqoon-kororsiga ee Jaamacaddu qabatay, ayaa ku guuleystay ๐๐ž๐ž๐ช ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ oo ay Jaamacaddu ugu talagashay ardayda ka faaโ€™iideysatay barnaamijkaas.
Waxaan Mohamed Ali Hassan ugu hambalyeynaynaa guushan qiimaha badan, waxaana u rajaynaynaa mustaqbal waxbarasho oo ifaya iyo guulo badan. ๐ŸŽ“๐Ÿ‘







๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐Š๐€ ๐Ÿ๐Ÿ๐€๐€๐ƒ! ๐ŸŽ“Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda ...
15/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐Š๐€ ๐Ÿ๐Ÿ๐€๐€๐ƒ! ๐ŸŽ“

Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda ku guuleysatay ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ahaa ee ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ๐Ÿ๐š๐š๐, kaas oo ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee sanad-dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

๐ŸŒŸ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š ๐š๐š๐ ๐ ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ!
Maanta waa bilowga safar cusub oo aqooneed iyo mustaqbal ifaya.

Jaamacadda Caalamiga Horseed, oo aad ku barateen waxbarasho tayo leh, aqoon iyo fursado horumarineed, waxay gacmo furan idinku soo dhoweynaysaa dhammaan ardayda cusub.

๐Ÿ“š ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ฐ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ!

๐Ÿ‘‰ Nagu soo booqo xarunta kuugu dhow ee Jaamacadda Caalamiga Horseed, si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan kulliyadaha iyo fursadaha waxbarasho.

๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir:
0619277650 | 0619277653 | 0619277654

Horseed International University โ€“ Mustaqbalkaaga Maanta Bilow!

12/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ
Jacfar Mohamed Mursal, oo ka mid ahaa Ardayda sanadkaan ka qalin-jabinaysay ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž, isla markaana ka faaโ€™iideystay Seminarkii Aqoon-kororsiga ee Jaamacaddu qabatay, ayaa ku guuleystay ๐๐ž๐ž๐ช ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ oo ay Jaamacaddu ugu talagashay ardayda ka faaโ€™iideysatay barnaamijkaas.
Waxaan Mohamed Ali Hassan ugu hambalyeynaynaa guushan qiimaha badan, waxaana u rajaynaynaa mustaqbal waxbarasho oo ifaya iyo guulo badan. ๐ŸŽ“๐Ÿ‘







๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก๐š๐š ๐ž๐ž ๐๐‘ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐.Maanta waxaa si guul leh u qabsoomay Shirkii Toddoba...
12/08/2026

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก๐š๐š ๐ž๐ž ๐๐‘ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐.
Maanta waxaa si guul leh u qabsoomay Shirkii Toddobaadlaha ahaa ee PR iyo Horumarinta Istaraatiijiyadeed ee Jaamacadda, kaas oo guddoominaayey ๐Œ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ฐ๐š๐ก๐ข๐ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ Shirka waxaa ka soo baxay qodobo iyo go'aanno muhiim ah oo lagu horumarinayo waxqabadka iyo himilooyinka istaraatiijiyadeed ee Jaamacadda.

๐Ÿค ๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐ˆ๐’ ๐ˆ๐’๐Š๐€๐€๐’๐‡๐ˆ ๐Ž๐Ž ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡Horseed International University waxay si farxad leh u shaacinaysaa inay heshiis iskaashi...
12/08/2026

๐Ÿค ๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐ˆ๐’ ๐ˆ๐’๐Š๐€๐€๐’๐‡๐ˆ ๐Ž๐Ž ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡

Horseed International University waxay si farxad leh u shaacinaysaa inay heshiis iskaashi (Memorandum of Understanding โ€“ MOU) la saxiixatay Kaafi Hospital, kaas oo ujeeddadiisu tahay xoojinta iskaashiga dhinacyada waxbarashada, adeegyada caafimaadka, cilmi-baarista, Digital Health, tababarrada xirfadeed iyo hal-abuurka.

๐Ÿค Horseed International University waxay sii wadi doontaa dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga hayโ€™adaha caafimaadka iyo waxbarashada, si loo abuuro fursado waxbarasho, tababar, cilmi-baaris iyo horumar xirfadeed oo ay ka faaโ€™iideystaan ardayda iyo bulshada Soomaaliyeed.


# Public Relation Office

Address

Waberi 21-October
Mogadishu
2526

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252619277650

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed International University HIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Horseed International University HIU:

Shortcuts

Share