Faculty of Medicine & General Surgery- University of Somalia - UNISO

Call Directions Contact the university

Faculty of Medicine & General Surgery- University of Somalia - UNISO Faculty of Medicine & General Surgery- University of Somalia ( UNISO)

11/08/2026
Ardayda  dhigata Kuliyadda Daawada iyo Qaliimada guud Faculty of Medicine & & Surgery  ee Jaamacadda Soomalia (UNISO) ay...
09/07/2026

Ardayda dhigata Kuliyadda Daawada iyo Qaliimada guud Faculty of Medicine & & Surgery ee Jaamacadda Soomalia (UNISO) ayaa usoo gabagaboobay daraasaadka Jaamacada waxa ayana ugudbi doonaan sanadkii udanbeeyay ee internship ka.

Dhamaan aradyda waxaan urajeyneynaa hormar wacan iyo Natiijo wanaaagsan insha Allah Mahadsenidiin.

HambalyoJaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxay hambalyo u diraysaa Dr. Ismail Gedi Ibrahim, oo ku guuleystay imtixaanka Eur...
23/06/2026

Hambalyo

Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxay hambalyo u diraysaa Dr. Ismail Gedi Ibrahim, oo ku guuleystay imtixaanka European Board of Radiology (EBR) kuna mutaystay shahaadada caalamiga ah ee European Diploma in Radiology (EDiR).

Dr. Ismail wuxuu kamid ahaay barayaashii soo maray kuliyadda iyo qalin-jabiyeyaasha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO), waxaana guushan ay ka tarjumaysaa dadaalkiisa, aqoontiisa, iyo heerka sare ee xirfaddiisa.

Waxaan u rajaynaynaa guulo iyo horumar joogto ah.

Jaamacadda Soomaaliya (UNISO)

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ๐ƒ๐ซ. Abdifatah Abdi Ali oo ka mid ah ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ  ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑii 5๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee kuliyadda Daawe...
13/06/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ

๐ƒ๐ซ. Abdifatah Abdi Ali oo ka mid ah ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑii 5๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee kuliyadda Daaweynta iyo Qaliimada Guud ayaa soo diyaariyay ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐๐ž๐ ๐ซ๐ž๐ž ๐จ๐Ÿ General Surgery from Kampala International University
๐ƒ๐ซ Abdifatah waxaan u rajaynaynaa mustaqbal wanaagsan insha Allah.
๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ๐’๐€๐๐ˆ๐ƒ๐ˆ๐ˆ๐.

Hayโ€™adda Caafimaadka Adduunka ee World Health Organization (WHO) ayaa 17-ka bisha May u asteeysay maalinta wacyigelinta ...
22/05/2026

Hayโ€™adda Caafimaadka Adduunka ee World Health Organization (WHO) ayaa 17-ka bisha May u asteeysay maalinta wacyigelinta cudurka dhiigkarka (World Hypertension Day).

Jaamacadda Somalia ((UNISO), gaar ahaan Kulliyadda Daawada iyo Qaliinka Guud (Faculty of Medicine & Surgery), xarunteeda dhexe ee OGR Campus, ayaa qabatay kulan isugu jiray tababar iyo wacyigelin loogu talagalay ardayda kuliyadda qaybahoodda kala duwan, si kor loogu qaado fahamka iyo wacyiga bulshada ee cudurka dhiigkarka oo loo yaqaan โ€œdilaa aamusanโ€.

Ujeeddada kulankan ayaa ahayd in ardayda lagu baro habka saxda ah ee loo cabbiro cadaadiska dhiigga (blood pressure) iyo sida ay iskood ugu sameyn karaan baaritaan sax ah iyagoo jooga guryahooda.

Tababarka iyo wacyigelinta waxaa soo jeediyay Dr. Esmail Husein Feyte oo ka mid ah macallimiinta jaamacadda. Sidoo kale waxaa kasoo qayb galay maamulka iyo qaar kamid ah macallimiinta kulliyadda, waxaana ugu horreeyay Prof. Dr. Mohamed Amin, Hormuudka Kulliyadda Daawada iyo Qaliinka Guud.

Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Telephone

+252618131393

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Medicine & General Surgery- University of Somalia - UNISO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Medicine & General Surgery- University of Somalia - UNISO:

Shortcuts

Share