18/09/2021
Guddoomiyaha Jaamacada iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Maamulka KGS ayaa shahaadada Qalan jabinta ah ee Master Degree ayaa waxa ay gudoonsiyeen wasiirka wasaarada arimaha gudaha maamulka kgs mudan mohammed Abukar Abdi oo ahaa ardey dhameystey qeybta Masterka ee jaamacada caalamiga ah ee Horseed