Jobkey Training and Development Center

Jobkey Training and Development Center Xaruunta Tababarada iyo Hormarinta Aadanahay, waxaad ka heli kartaa Koorsooyin aad ku hormarin karto.

12/10/2024
24/07/2024

Xaruunta Tababarada iyo Hormarinta Jaamacadda Jobkey waxaa ay bixineysaa tababaro iyo Diploma-yin kala duwan oo aad ku heli karto hab Online ama Class ah, kala xariir wixii faahfaahin 0614417474/0617600010.
" Success Starts Here "

28/08/2023

Waxaan uga duwanahay Jaamacadaha kale:
1. Khibrada Macaliminta oo aad u sareysa
2. Tababara joogto ah ardayda isbuuc kasta
3. Ka qeyb qaadashada arimha Bulshada sida Abaaraha iyo Barakaca yaasha
4. Isku xirka Bulshada sida Tababarada Macaliminta, Tartan Aqoonedka, Dod cilmiyed
5. Bixinta Deeq waxbarasho joogto ah
6. Isku xirka ardayda sida Aqoon isweydarsi, Sports, Dhaqanka iyo Fanka.
7. Fursad Waxbarasho Xaruumaha gobolada jaamacadda.
8. Xariirka Jaamacadaha dibada sida Africa, Asia iyo Europe.
9. Xubin ka mid ah midowga Jaamacadaha Africa.
10. Jaamacadda kaliya aqoonsi ka haysata United Nations Academic Impact.
11. Qalab Practical joogto ah sida Medical Laboratory, iyo Computer Lab. Dhameystiran
12. Practical joogto ah dhamaan Isbitaalada ku yaala Mogadishu kuwooda ugu waaweyn.
14. Takhasusyo khaas u ah Jaamacadda.
15. Soo saarista arday ka dhisan cilmi baarista.

Xaruunta Tababarada iyo Hormarinta waxaa ay qaadaneysaa Macaliin Luqada English-ka ah. Fadlan CV-gaada iyo shahaadooyink...
13/05/2023

Xaruunta Tababarada iyo Hormarinta waxaa ay qaadaneysaa Macaliin Luqada English-ka ah. Fadlan CV-gaada iyo shahaadooyinkaada ku dir emailka [email protected].

Our new new students of Jobkey University.  Please welcome we hope your journey of your success started here today.
08/10/2022

Our new new students of Jobkey University. Please welcome we hope your journey of your success started here today.

::::::::::::::::::::::: Jobkey University::::::::::::Aqoon, xirfad iyo practical joogta ah ayad ka heli kartaa Isbitaalk...
09/09/2022

::::::::::::::::::::::: Jobkey University::::::::::::
Aqoon, xirfad iyo practical joogta ah ayad ka heli kartaa Isbitaalka Takhasusiga Somali Syrian Hospital dhamaan ardayda caafimaadka barata Jaamacadda Jobkey.
Diiwaan galinta waa ay socaa kala xariir 0615119191/0616774499

Fadlan buuxi form-ka Scholarships-ka oo hel minxo waxbarasho. Nasiib wacan
26/08/2021

Fadlan buuxi form-ka Scholarships-ka oo hel minxo waxbarasho. Nasiib wacan

Registration Form( Fadlan buuxi foomkaan)

Address

Tarbunka Street Taleh Hodan District
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jobkey Training and Development Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Jobkey Training and Development Center:

Share