23/08/2026
"In mudo ah ayaan ku dhibanaa barashada luuqadda ingiriiska laakin hada waxaan helay wadadii saxda aheeyd"
Sidaas waxaa tiri Halima Warsame oo ku nool wadanka United Kingdom
https://youtu.be/wXwZamOD8q4?si=P8QCM62jH3IUVhYx
Halima Warsame waxa ay ka faaideysataa barnaamijkeena caanka ee English Mastery Program (EMP)
Daawasho wacan lana wadaag asxaabta fadlan
Akriso macluumaad dheeri ah oo ku aadan nidaamkeena casriga ah ee barashada luuqadda:
https://app.somvato.edu.so/cohorts
La xiriir ikhyaarta machadka Somvato wixii suaalo ah:
61 2253334