Somali Institute For Professional and Consultancy

Somali Institute For Professional and Consultancy Mission
To enhance the quality of human life through improved Capacity Building by providing innovative training and Professionals at national, regional.

Benefits of online Education..!!
28/11/2022

Benefits of online Education..!!

SIPCO Institute for Training and Workshops Coming Soon.
19/11/2019

SIPCO Institute for Training and Workshops Coming Soon.

Welcome! This is the first step toward applying for the online course on SIPCO that will launch the week of 10 December ...
19/11/2019

Welcome! This is the first step toward applying for the online course on SIPCO that will launch the week of 10 December 2019Please enter your name and e-mail address. We will send you an e-mail message with details describing how to continue your application.
Contact us at (252) 613079150 or [email protected]

Welcome! This is the first step toward applying for the online course on SIPCO that will launch the week of 10 September 2018. Please enter your name and e-mail address. We will send you an e-mail message with details describing how to continue your application. Contact us at (252) 613079150 or sipc...

15/10/2018

Machadka SIPCO Wuxuu Qabanayaa Tababar ku saabsan


Taariikhda:19/10/2018
Jaamacad: Sombridge Unversity
Maalinta: Khamiista
Wakhtiga: 1:00 PM- 4:30PM

Ka soo qayb gal wacan wixii faah faahina kala soo xiriir

0613079150
0619808618

07/10/2018
07/10/2018
Machadka SIPCO  Wuxuu Qabanayaa Tababar ku saabsan   &LOGISTICTaariikhda:05/10/2018 Jaamacad: Sombridge Unversity Wakhti...
29/09/2018

Machadka SIPCO Wuxuu Qabanayaa Tababar ku saabsan
&LOGISTIC

Taariikhda:05/10/2018
Jaamacad: Sombridge Unversity
Wakhtiga: 2:00 PM- 4:30PM

Ka soo qayb gal wacan wixii faah faahina kala soo xiriir

0613079150
0619808618

Waxaa maanta sihabsamileh uqabsoomay tababarkii horumarinta bulshada kaas oo ay kafaaideysteen dad badan oo ku kunool ca...
21/09/2018

Waxaa maanta sihabsamileh uqabsoomay tababarkii horumarinta bulshada kaas oo ay kafaaideysteen dad badan oo ku kunool caasimada somaliya ee muqdisho iyadoo uu horay ubalanqaaday mac hadka tabaarada iyo latalinta ee SIPCO inuu kahanqabtiri doono bulshada somaliyeed baahiyaha dhanka xirfadaha waxaan mahad baraaran ucelinayna allaaah kadib waxaa mahadleh maamuliki iyo macaliminti iyo maamulka jamacada Sombridge University iyo bulshadi kafaa idaysatay waxaan idin xasuu sinaynaa inay jiridoo aa insha alaah tababaro isbuucyada soosocda

SEMINAR CUMMUNITY DEVELOOMENT Waxaa  0goysiinaynaa dhammaan ummadda  soomaaliyeed in ay ka fa'iidaystan tababarka ku saa...
17/09/2018

SEMINAR
CUMMUNITY DEVELOOMENT
Waxaa 0goysiinaynaa dhammaan ummadda soomaaliyeed in ay ka fa'iidaystan tababarka ku saabsan Horumarinta Bulshada . Kaasoo kadhici doona haddii ilaah idmo
XURUNTA: Sombridge University oo ku taala Albaraka ee muqdisho
JIMCO 21 SEPTEMBER 2018 1:30AM
Diwaangalintu waa : $5
La wadaag asxaabta share
0613079150
0619808618
0619808618

OGAYSIIS MUHIIM AHWaxaa dhamaan ardayda jecel in ay kor u qaadaan xirfadooda aqooneed uu qaban doono Machadka SIPCO  "Ta...
16/09/2018

OGAYSIIS MUHIIM AH
Waxaa dhamaan ardayda jecel in ay kor u qaadaan xirfadooda aqooneed uu qaban doono Machadka SIPCO "Tababar ku Saabsan Horumarinta Bulshada " " COMMUNITY DEVELOPMENT" Waxaan diirada lagu saari doonaa Meelaha ugu Muhiimsan Horumarinta Bulshada Sida :
-Hadii aad daneeneysaa in aad wax ka fahamto dhaqamada Bulshooyinkooda
-Ma jeceshahay in aad ku hamineysaa in aad hogaamiso bulsho
-Ma kugu jiryaa ama ma isleedahay in aad noqon kartid khabiir bulsheed
-Ma xiisaynaysaa in aad fahanto la dhaqanka bulshooyin kala duwan
- Ma u baahantahay in aad wax ka fahamto qaababka ay u noolyihiin bulshooyinka aad la nooshahay
*Hadaba waxaa la qabanayaa Tababar ku saabsan Horumarinta Bulshada maalinta oo ku beegan 21-09-2018 Xilliga Duhurka ka dib 01:30am
-Jaamacad : Sombridge University oo ku taala Albaraka ee muqdisho
*Diiwaangalinta waa $5
Ka soo qeybgal oo ka faaiideyso tababarkaan ku saabsan horumarinta Bulshada
0619808618
0613079150
Mahadsanidin

08/09/2018

Welcome! This is the first step toward applying for the online course on SIPCO that will launch the week of 10 September 2018. Please enter your name and e-mail address. We will send you an e-mail message with details describing how to continue your application. Contact us at (252) 613079150 or sipc...

Address

Maka Al-Mukaram, Street, Mugadishu
Mogadishu

Telephone

613079150

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Institute For Professional and Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share