Hamar University

Hamar University Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamar University, College & University, KPP Street Near African Village. Hodan, Mogadishu.

Hamar University is a private higher education institution founded on 15th May 1999 in Mogadishu โ€“ Somalia to provide quality higher education and training which enable graduates to be successful throughout challenging and rewarding careers.

๐Š๐”๐‹๐‹๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐–๐€๐—๐๐€๐‘๐€๐’๐‡๐€๐ƒ๐€Ma waxaad tahay Arday Sanadkaani ka soo qalin jibiyay dugsiga sare, Mise ma tahay arday sanadihii...
02/09/2026

๐Š๐”๐‹๐‹๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐–๐€๐—๐๐€๐‘๐€๐’๐‡๐€๐ƒ๐€
Ma waxaad tahay Arday Sanadkaani ka soo qalin jibiyay dugsiga sare, Mise ma tahay arday sanadihii h**e aan u saamixin inoo galo jaamacad?
Haddii ay jawaab taada tahay haa, Jaamacadda Xamar waxay kuu heysaa deeq Waxbarasho oo aan ugu tala galnay 100 arday ee ugu h**eeya.
Nagu soo booqo Campus-ka Jaamacadda Xamar, halkaas oo aad ka heli karto jawi waxbarasho, macallimiin khibrad sare leh iyo adeegyo jaamacadeed oo dhameystiran.
๐…๐€๐‚๐”๐‹๐“๐˜ ๐Ž๐… ๐—˜๐——๐—จ๐—–๐—”๐—ง๐—œ๐—ข๐—ก
Bachelor of Physics & Mathematics
Bachelor of Biology & Chemistry
Bachelor of Geography & History
Isdiiwaangelintu way furan tahay. Codso maanta oo kusoo biir Jaamacadda Xamar.
Iska Diiwaangeli:
๐™’๐™–๐™ญ๐™–๐™–๐™™ ๐™ ๐™– ๐™จ๐™ค๐™ค๐™™๐™–๐™ก๐™—๐™–๐™ฃ ๐™ ๐™–๐™ง๐™ฉ๐™–๐™– ๐™‡๐™ž๐™ฃ๐™ -๐™œ๐™–๐™– ๐™๐™ค๐™ค๐™จ๐™š:
https://scholarship.hmar.edu.so.hamar.edu.so/student_form..
Ama nagu soo booqo: Campus-ka Jaamacadda Xamar, Wadada KPP, Degmada Hodan.
๐‚๐š๐ฅ๐ฅ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ: ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ/๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ•๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ“๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ

๐Š๐”๐‹๐‹๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‚๐ˆ๐‹๐Œ๐ˆ๐†๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐๐€๐€๐‹๐€๐‡๐€ & ๐Œ๐€๐€๐‘๐„๐˜๐๐“๐€Ma waxaad tahay Arday Sanadkaani ka soo qalin jibiyay dugsiga sare, Mise ma tah...
30/08/2026

๐Š๐”๐‹๐‹๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‚๐ˆ๐‹๐Œ๐ˆ๐†๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐๐€๐€๐‹๐€๐‡๐€ & ๐Œ๐€๐€๐‘๐„๐˜๐๐“๐€
Ma waxaad tahay Arday Sanadkaani ka soo qalin jibiyay dugsiga sare, Mise ma tahay arday sanadihii h**e aan u saamixin inoo galo jaamacad?
Haddii ay jawaab taada tahay haa, Jaamacadda Xamar waxay kuu heysaa deeq Waxbarasho oo aan ugu tala galnay 100 arday ee ugu h**eeya.
Nagu soo booqo Campus-ka Jaamacadda Xamar, halkaas oo aad ka heli karto jawi waxbarasho, macallimiin khibrad sare leh iyo adeegyo jaamacadeed oo dhameystiran.
๐…๐€๐‚๐”๐‹๐“๐˜ ๐Ž๐… ๐„๐‚๐Ž๐๐Ž๐Œ๐ˆ๐‚ & ๐Œ๐€๐๐€๐†๐„๐Œ๐„๐๐“ ๐’๐‚๐ˆ๐„๐๐‚๐„๐’
1.Bachelor of Business Administration
2.Bachelor of Economics
3.Bachelor of Logistics & Procurement
4.Bachelor of Accounting
5.Bachelor of Bank & Finance
6.Bachelor of Secretarial Studies
Isdiiwaangelintu way furan tahay. Codso maanta oo kusoo biir Jaamacadda Xamar.
Iska Diiwaangeli:
๐™’๐™–๐™ญ๐™–๐™–๐™™ ๐™ ๐™– ๐™จ๐™ค๐™ค๐™™๐™–๐™ก๐™—๐™–๐™ฃ ๐™ ๐™–๐™ง๐™ฉ๐™–๐™– ๐™‡๐™ž๐™ฃ๐™ -๐™œ๐™–๐™– ๐™๐™ค๐™ค๐™จ๐™š:
https://scholarship.hmar.edu.so.hamar.edu.so/student_form...
Ama nagu soo booqo: Campus-ka Jaamacadda Xamar, Wadada KPP, Degmada Hodan.
๐‚๐š๐ฅ๐ฅ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ: ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ/๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ•๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ“๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ
See less

๐Œ๐€ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐๐€๐˜๐’๐€๐€ ๐ˆ๐๐€๐€๐ƒ ๐‰๐€๐€๐Œ๐€๐‚๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐—๐€๐Œ๐€๐‘ ๐–๐€๐— ๐Š๐€ ๐๐€๐‘๐€๐“๐Ž.Ma waxaad tahay Arday Sanadkaani ka soo qalin jibiyay dugsiga sare, Mi...
29/08/2026

๐Œ๐€ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐๐€๐˜๐’๐€๐€ ๐ˆ๐๐€๐€๐ƒ ๐‰๐€๐€๐Œ๐€๐‚๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐—๐€๐Œ๐€๐‘ ๐–๐€๐— ๐Š๐€ ๐๐€๐‘๐€๐“๐Ž.

Ma waxaad tahay Arday Sanadkaani ka soo qalin jibiyay dugsiga sare, Mise ma tahay arday sanadihii h**e aan u saamixin inoo galo jaamacad?

Haddii ay jawaab taada tahay haa, Jaamacadda Xamar waxay kuu heysaa deeq Waxbarasho oo aan ugu tala galnay 100 arday ee ugu h**eeya.

Nagu soo booqo Campus-ka Jaamacadda Xamar, halkaas oo aad ka heli karto jawi waxbarasho, macallimiin khibrad sare leh iyo adeegyo jaamacadeed oo dhameystiran.

Isdiiwaangelintu way furan tahay. Codso maanta oo kusoo biir Jaamacadda Xamar.
๐Ÿ“Œ Iska Diiwaangeli:
๐Ÿ”— Link-gaani ka soo dalbo: https://scholarship.hmar.edu.so.hamar.edu.so/student_form.php
๐Ÿ“ Ama nagu soo booqo: Campus-ka Jaamacadda Xamar, Wadada KPP, Degmada Hodan.
๐Ÿ“ž ๐‚๐š๐ฅ๐ฅ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ: ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ/๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ•๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ“๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ

Masterโ€™s Thesis Defense Today, Hamar University successfully conducted an online Masterโ€™s Thesis Defense, bringing toget...
29/08/2026

Masterโ€™s Thesis Defense

Today, Hamar University successfully conducted an online Masterโ€™s Thesis Defense, bringing together postgraduate students from different regions of Somalia to present summaries of their research and thesis findings.

The session was attended and supervised online by Prof. Eric, Prof. Mohamed, and Prof. Aproove , who provided academic guidance and feedback to the students throughout the defense.

Congratulations to all our Masterโ€™s students for reaching this important academic milestone. We wish them continued success in their academic and professional journeys.

Hamar University โ€“ Excellence in Education and Research.

Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan ardayda iyo marti-sharafta nagu soo qeyb gashay Seminar-kan ku saabsanaa Fah...
28/08/2026

Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan ardayda iyo marti-sharafta nagu soo qeyb gashay Seminar-kan ku saabsanaa Fahamka Suuqa Shaqada iyo Horumarinta Xirfadda-ka, kaas oo si wanaagsan inoogu qabsoomay kana dhacay Hall-ka Jaamacadda. Seminar-kan ayaa lagu falanqeeyay fahamka suuqa shaqada, fursadaha jira iyo horumarinta mustaqbalka xirfadeed. ๐Ÿš€๐Ÿ“š๐ŸŽฏ
๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ ๐ฅ๐ข๐ง๐ค
https://wa.link/0ml7eg

Ma rabtaa inaad fahanto suuqa shaqada, ogaato fursadaha kaa horreeya, kana gudubto caqabadaha shaqo-doonka? Waxaan kuu d...
26/08/2026

Ma rabtaa inaad fahanto suuqa shaqada, ogaato fursadaha kaa horreeya, kana gudubto caqabadaha shaqo-doonka?

Waxaan kuu diyaarinay seminaar kaani oo dhici doono 27 AUGUST 2026 kana dhici doono Xarunta jaamacadda Ka soo qeyb galka iyo Shahaadada free (Lacag la aan).

Seminaar kaani mudada uu socdo waxaad ku baran doontaa:
โœ… Fahamka suuqa shaqada iyo fursadaha jira
โœ… Sida looga gudbo caqabadaha shaqo-doonka
โœ… Xeeladaha lagu dhiso Career guul leh
โœ… Talooyin wax-ku-ool ah oo ku saabsan mustaqbalkaaga xirfadeed

๐ŸŽฏ Ha sugin fursadda โ€” u diyaar garow fursadda!

๐Ÿ“ข Arday, Qalin-jabiye ama Shaqo-doon? Seminar-kan adiga ayuu kuu yahay!

FREE ENTRY | CERTIFICATE AVAILABLE

๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ป ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ -๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐—๐š๐ฆ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ...
25/08/2026

๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ป ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ -๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐—๐š๐ฆ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•. Ku biir maanta jaamacad leh taariikh fac weyn, sumcad wanaagsan, iyo waxbarasho tayo sare leh.
Tan iyo 1999, Jaamacadda Xamar waxay hormuud u ahayd bixinta waxbarasho tayo leh, iyadoo soo saartay kumannaan aqoonyahan oo maanta ka shaqeeya gudaha iyo dibadda.
Jaamacaddu waxay kuu haysaa Diploma Programs, Bachelor Degree Programs, iyo Master Degree Programs oo Caalami ah, kuwaas oo lagu bixiyo manhaj casri ah iyo macallimiin khibrad leh.
๐Ÿญ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ฒ & ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Nutrition & Food Science
Bachelor of Medical Laboratory Science
Bachelor of Medicine & Surgery
Bachelor of General Nursing
Bachelor of Pharmacology
Bachelor of Public Health
Bachelor of Midwifery
Bachelor of Dentistry
Bachelor of Clinical Medicine
๐Ÿฎ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—›๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ & ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Public Administration
Bachelor of International Relations
Bachelor of Social Science
Bachelor of Social Work
Bachelor of Political Science
Bachelor of Criminology & Security Studies
Bachelor of Journalism and Mass Media
Bachelor of Development Studies
๐Ÿฏ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ฐ๐˜€ & ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Business Administration
Bachelor of Economics
Bachelor of Logistics & Procurement
Bachelor of Accounting
Bachelor of Banking & Finance
Bachelor of Secretarial
๐Ÿฐ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ฎ & ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜„
Bachelor of Law
Bachelor of Sharia
Bachelor of Sharia & Law
Bachelor of Islamic Studies
Bachelor of Crime & Criminology
๐Ÿฑ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†
Bachelor of Computer Science
Bachelor of Information Technology
Bachelor of Telecommunication Engineering
Bachelor of Civil Engineering
Bachelor of Electrical Engineering
๐Ÿฒ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป & ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Physics & Mathematics
Bachelor of Biology & Chemistry
Bachelor of Geography & History
7. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป & ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜€
Bachelor of English Language
Bachelor of Arabic Language
HU E-Admission Form
https://scholarship.hmar.edu.so.hamar.edu.so/student_form.php

Contact us
WhatsApp number: 61 9269886

Midowga Ardayda Jaamacadda Xamar (UHUS) waxay si buuxda ugu diyaar garoobeen inay ka qayb qaataan Ololaha Dhiig-shubidda...
19/08/2026

Midowga Ardayda Jaamacadda Xamar (UHUS) waxay si buuxda ugu diyaar garoobeen inay ka qayb qaataan Ololaha Dhiig-shubidda ee Bangiga Dhiigga Qaranka, kaas oo loo qabanayo si loo badbaadiyo nolosha dadka u baahan dhiigga.

๐Ÿ“… 19 Agoosto 2026 โ€“ Maalinta Caalaamiga ah ee Gargaarka Baniโ€™aadannimada

Dhiig-bixintu waa fal samafal iyo biniโ€™aadannimo oo qof walba uu kaga qayb qaadan karo badbaadinta nolosha qof kale.

โค๏ธ Hal dhiig-bixin โ€” Hal fursad oo nolol lagu badbaadin karo.

Midowga Ardayda Jaamacadda wuxuu ugu baaqayaa dhammaan ardayda iyo bulshada jaamacadda inay ka qayb qaataan ololahan muhiimka ah, ayna muujiyaan midnimo, samafal iyo garab istaag bulsho.

๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ป ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ -๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐—๐š๐ฆ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ...
17/08/2026

๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ป ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ -๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐—๐š๐ฆ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•. Ku biir maanta jaamacad leh taariikh fac weyn, sumcad wanaagsan, iyo waxbarasho tayo sare leh.
Tan iyo 1999, Jaamacadda Xamar waxay hormuud u ahayd bixinta waxbarasho tayo leh, iyadoo soo saartay kumannaan aqoonyahan oo maanta ka shaqeeya gudaha iyo dibadda.
Jaamacaddu waxay kuu haysaa Diploma Programs, Bachelor Degree Programs, iyo Master Degree Programs oo Caalami ah, kuwaas oo lagu bixiyo manhaj casri ah iyo macallimiin khibrad leh.
๐Ÿญ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ฒ & ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Nutrition & Food Science
Bachelor of Medical Laboratory Science
Bachelor of Medicine & Surgery
Bachelor of General Nursing
Bachelor of Pharmacology
Bachelor of Public Health
Bachelor of Midwifery
Bachelor of Dentistry
Bachelor of Clinical Medicine
๐Ÿฎ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—›๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ & ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Public Administration
Bachelor of International Relations
Bachelor of Social Science
Bachelor of Social Work
Bachelor of Political Science
Bachelor of Criminology & Security Studies
Bachelor of Journalism and Mass Media
Bachelor of Development Studies
๐Ÿฏ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ฐ๐˜€ & ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Business Administration
Bachelor of Economics
Bachelor of Logistics & Procurement
Bachelor of Accounting
Bachelor of Banking & Finance
Bachelor of Secretarial
๐Ÿฐ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ฎ & ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜„
Bachelor of Law
Bachelor of Sharia
Bachelor of Sharia & Law
Bachelor of Islamic Studies
Bachelor of Crime & Criminology
๐Ÿฑ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†
Bachelor of Computer Science
Bachelor of Information Technology
Bachelor of Telecommunication Engineering
Bachelor of Civil Engineering
Bachelor of Electrical Engineering
๐Ÿฒ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป & ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Physics & Mathematics
Bachelor of Biology & Chemistry
Bachelor of Geography & History
7. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป & ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜€
Bachelor of English Language
Bachelor of Arabic Language
HU E-Admission Form
https://forms.cloud.microsoft/r/TD2TWy6rNt?origin=lprLink

Contact us
WhatsApp number: 61 9269886

๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐Ž๐๐„๐ โ€“ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•๐๐€๐‚๐‡๐„๐‹๐Ž๐‘ ๐Ž๐… ๐ƒ๐„๐๐“๐ˆ๐’๐“๐‘๐˜.Dhammaan bulshada weynta Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in ay fura...
10/08/2026

๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐Ž๐๐„๐ โ€“ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•
๐๐€๐‚๐‡๐„๐‹๐Ž๐‘ ๐Ž๐… ๐ƒ๐„๐๐“๐ˆ๐’๐“๐‘๐˜.
Dhammaan bulshada weynta Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in ay furan tahay isqorista ardayda cusub ee Sanad Waxbarasheedka 2026/2027.
Bachelor of Dentistry โ€” Bilow safarkaaga xirfadeed maanta, kana mid noqo jiilka
Hamar University โ€“ Source of Knowledge & Leadership.

Address

KPP Street Near African Village. Hodan
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252619269897

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamar University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Hamar University:

Share