Plasma University

Plasma University Plasma University is a private, non-profit higher education institution in Mogadishu, Somalia.

Vision
To be a leading world class university in East Africa that provides quality education relevant to the welfare of the society.

Difaacashada Buuga Qalin_Jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿณแตƒแตƒแตˆ ee Jaamacadda Plasma ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฃ๐—œ๐—จ ee Magaalada Muqdisho.  .
20/08/2026

Difaacashada Buuga Qalin_Jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿณแตƒแตƒแตˆ ee Jaamacadda Plasma ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฃ๐—œ๐—จ ee Magaalada Muqdisho.

.

Maalintii ๐Ÿฏแตƒแตƒแตˆ Difaacashada Buuga Qalin_jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฎ๐Ÿฑแตƒแตƒแตˆ ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ Xarunta dhexe ee Magaalada Muqdisho...
19/08/2026

Maalintii ๐Ÿฏแตƒแตƒแตˆ Difaacashada Buuga Qalin_jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฎ๐Ÿฑแตƒแตƒแตˆ ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ Xarunta dhexe ee Magaalada Muqdisho.

Ardayda ayaa soo bandhigay Cilmi-baarisyo ay muddo ku howlanaayeen, iyagoo si faahfaahsan uga hadlay Mawduucyada ay baaritaanada ku sameeyeen iyo Natiijooyinka ay kasoo gaareen.

Bandhigga cilmi-baarista ayaa ahaa fursad ay Ardaydu ku muujinayeen alAqoontooda, Xirfaddooda Cilmi-baariseed iyo Awoodda ay u leeyihiin inay fikradooda si cad ugu gudbiyaan Bulshada.

Maalintii 3แตƒแตƒแตˆ Difaacashada Buuga Qalin_jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฎ๐Ÿฑแตƒแตƒแตˆ ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ Xarunta dhexe ee Magaalada Muqdisho...
19/08/2026

Maalintii 3แตƒแตƒแตˆ Difaacashada Buuga Qalin_jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฎ๐Ÿฑแตƒแตƒแตˆ ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ Xarunta dhexe ee Magaalada Muqdisho.

Ardayda ayaa soo bandhigay Cilmi-baarisyo ay muddo ku howlanaayeen, iyagoo si faahfaahsan uga hadlay Mawduucyada ay baaritaanada ku sameeyeen iyo Natiijooyinka ay kasoo gaareen.

Bandhigga cilmi-baarista ayaa ahaa fursad ay Ardaydu ku muujinayeen alAqoontooda, Xirfaddooda Cilmi-baariseed iyo Awoodda ay u leeyihiin inay fikradooda si cad ugu gudbiyaan Bulshada.

Maalintii ๐Ÿฎแตƒแตƒแตˆ Difaacashada Buuga Qalin_jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฎ๐Ÿฑแตƒแตƒแตˆ ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ Xarunta dhexe ee Magaalada Muqdisho...
18/08/2026

Maalintii ๐Ÿฎแตƒแตƒแตˆ Difaacashada Buuga Qalin_jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฎ๐Ÿฑแตƒแตƒแตˆ ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ Xarunta dhexe ee Magaalada Muqdisho.

Ardayda ayaa soo bandhigay Cilmi-baarisyo ay muddo ku howlanaayeen, iyagoo si faahfaahsan uga hadlay Mawduucyada ay baaritaanada ku sameeyeen iyo Natiijooyinka ay kasoo gaareen.

Bandhigga cilmi-baarista ayaa ahaa fursad ay Ardaydu ku muujinayeen alAqoontooda, Xirfaddooda Cilmi-baariseed iyo Awoodda ay u leeyihiin inay fikradooda si cad ugu gudbiyaan Bulshada.

Difaacashada Buuga Qalin_Jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฎ๐Ÿฑแตƒแตƒแตˆ ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ Magaalada Muqdisho....
17/08/2026

Difaacashada Buuga Qalin_Jebinta ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฎ๐Ÿฑแตƒแตƒแตˆ ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ Magaalada Muqdisho.

Ardayda ayaa soo bandhigay Cilmi-baarisyo ay muddo ku howlanaayeen, iyagoo si faahfaahsan uga hadlay Mawduucyada ay baaritaanada ku sameeyeen iyo Natiijooyinka ay kasoo gaareen.

Bandhigga cilmi-baarista ayaa ahaa fursad ay Ardaydu ku muujinayeen alAqoontooda, Xirfaddooda Cilmi-baariseed iyo Awoodda ay u leeyihiin inay fikradooda si cad ugu gudbiyaan Bulshada.

Sawiro:- Qaybta ๐Ÿฎแตƒแตƒแตˆ Munaasabadda Daahfurka Difaacashada Buuga Qalin_Jebinta Dufcadda 25แตƒแตƒแตˆ ee Jaamacadda Plasma ayaa La...
17/08/2026

Sawiro:- Qaybta ๐Ÿฎแตƒแตƒแตˆ Munaasabadda Daahfurka Difaacashada Buuga Qalin_Jebinta Dufcadda 25แตƒแตƒแตˆ ee Jaamacadda Plasma ayaa Lagu qabtay Xarunta dhexe ee Jaamacadda.

Xafladda waxaa ka qayb galay Gudoonka sare , Macalimiinta iyo Ardayda Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda .

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa Ardayda Kula dardaarmay inay ku dadaalan Cilmi-baarista iyo sare u qaadista Heerka Waxbarasho.

.
.
Qalin_Jebinta_2026

17/08/2026

๐—ก๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ oo Toban h**e ka mid noqotay {๐—ง๐—ผ๐—ฝ ๐—ง๐—ฒ๐—ป} Imtixaanka Qaranka 2025-2026
Jaamacadda Plasma ayaa Naxwa u sameesay Casuumaad ay ku farxad galineyso Guusha weyn ay ka hanatay Imtixaankii Qaranka.

Ardayad ๐—ก๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฎ ayaa ka qalin-jabisay Dugsiga sare ee Ugaas Nuur oo ku yaala Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan.

"Hambalyo mar kale ๐—ก๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ! Guulo kale oo wacan"
๐—™๐—ผ๐—ฟ๐—บ-๐Ÿฐ

Hambalyo ๐—ก๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ oo Kaalinta ๐Ÿญ๐Ÿฌแตƒแตƒแตˆ ka gashay Imtixaanka Qaranka 2025-2026    Jaamacadda Plasma ayaa Naxw...
16/08/2026

Hambalyo ๐—ก๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ oo Kaalinta ๐Ÿญ๐Ÿฌแตƒแตƒแตˆ ka gashay Imtixaanka Qaranka 2025-2026
Jaamacadda Plasma ayaa Naxwa u sameesay Casuumaad ay ku farxad galineyso Guusha weyn ay ka hanatay Imtixaankii Qaranka.

Gudoomiyaha Jaamacadda ๐——๐—ฟ. ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ ayaa Shahaado Sharaf gudoonsiiyay sidoo kale
Kula dardaarmay inay sii wadato Waxbarashada

Ardayad ๐—ก๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฎ ayaa ka qalin-jabisay Dugsiga sare ee Ugaas Nuur oo ku yaala Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan.

"Hambalyo mar kale ๐—ก๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ! Guulo kale oo wacan"
๐—™๐—ผ๐—ฟ๐—บ-๐Ÿฐ

Munaasabadda Daahfurka Difaacashada Buuga Qalin_Jebinta Dufcadda 25แตƒแตƒแตˆ ee Jaamacadda Plasma ayaa Lagu qabtay Xarunta dhe...
15/08/2026

Munaasabadda Daahfurka Difaacashada Buuga Qalin_Jebinta Dufcadda 25แตƒแตƒแตˆ ee Jaamacadda Plasma ayaa Lagu qabtay Xarunta dhexe ee Jaamacadda.

Xafladda waxaa ka qayb galay Gudoonka sare , Macalimiinta iyo Ardayda Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda .

Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa Ardayda Kula dardaarmay inay ku dadaalan Cilmi-baarista iyo sare u qaadista Heerka Waxbarasho.

.
.
Qalin_jlJebinta_2026

Address

Km6, Seypiano, Afgoe Road
Mogadishu
BN03010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Plasma University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Plasma University:

Shortcuts

Share