28/08/2026
Jimco Mubaarak
Jaamacadda Jobkey waxay dhammaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa maalinta barakeysan ee Jimcaha.
Alle ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada. Ha inoo barakeeyo caafimaadkeenna, aqoonteenna, shaqadeenna iyo mustaqbalkeenna.
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ
Jimco wanaagsan oo barakeysan.
Jobkey University
Success Starts Here!
AdmissionsOpen