IMAAM Academy

IMAAM Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IMAAM Academy, College & University, Suuqbacaad, Mogadishu.

تهنئ إدارة أكاديمية إمام  بمناسبة حلول عيد الفطر المبارك، أبعث إليكم أحرّ التهاني وأصدق التبريكات، سائلًا الله أن يعيده ...
19/03/2026

تهنئ إدارة أكاديمية إمام بمناسبة حلول عيد الفطر المبارك، أبعث إليكم أحرّ التهاني وأصدق التبريكات، سائلًا الله أن يعيده عليكم وعلى أحبابكم بالخير واليُمن والبركات، وأن يتقبل منا ومنكم صالح الأعمال، ويجعل أيامكم أفراحًا وسعادةً دائمة.
كل عام وأنتم بخير، وعيدكم مبارك 🌙✨

Hambalyo Ardayda kaalimaha h**e ka galey Tartanka qur'aanka kariimka bisha barakeysan ee Ramadaan 2026Aad baan ugu mahad...
15/03/2026

Hambalyo Ardayda kaalimaha h**e ka galey
Tartanka qur'aanka kariimka bisha barakeysan ee Ramadaan 2026

Aad baan ugu mahad-naqaynaa dhammaan macallimiinta kusoo dadaashey waxaan leenahay halkaa kasii wada dadaalkiina

0615482348. 0619138080

04/03/2026

بسم الله بسم الله أردد دوما ً بسم الله

Maalinta ugu dambeysey Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa qeybta  15-ka Juz   iyo qeybta 1...
03/03/2026

Maalinta ugu dambeysey Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waa qeybta 15-ka Juz iyo qeybta 10-ka juz hoose ee qur'aanka kariimka.

Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.

0615482348. 0619138080

Maalinta Seddexaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa qeybta  5-ta Juz  hoose ee qur'aanka...
02/03/2026

Maalinta Seddexaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waa qeybta 5-ta Juz hoose ee qur'aanka kariimka.

Waxaana ku tartamey 27 arday kamid ah ardayda Dugsiga ayagoo ay kakala socdeen Fasallada kala duwan ee dugsiga kajira.

Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.

0615482348. 0619138080

Maalinta labaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan Waa qeybta  3-da Juz  hoose ee qur'aanka kar...
01/03/2026

Maalinta labaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan

Waa qeybta 3-da Juz hoose ee qur'aanka kariimka.

Waxaana ku tartamey 21 arday kamid ah ardayda Dugsiga ayagoo ay kakala socdeen Fasallada kala duwan ee dugsiga kajira.

Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.

0615482348. 0619138080

Maalinta koowaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan Waa qeybta  2-da Juz  hoose ee qur'aanka ka...
28/02/2026

Maalinta koowaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan

Waa qeybta 2-da Juz hoose ee qur'aanka kariimka.

Waxaana ku tartamey 17 arday kamid ah ardayda Dugsiga ayagoo ay kakala socdeen Fasallada kala duwan ee dugsiga kajira.

Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.

0615482348. 0619138080

Waxaa goordhow inoo bilaaban doona Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan Ee Ramadaan sanadkiisa 4-aadTartanku waa...
28/02/2026

Waxaa goordhow inoo bilaaban doona Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan Ee Ramadaan sanadkiisa 4-aad

Tartanku waa tartan aan ugu tala galney ardayda Dugsiga

Waxay ku tartami doonaan qeybaha kala ah

1. 15-ka juz hoose ee qur'aanka kariimka

2. 10-ka juz hoose ee qur'aanka kariimka

3. 5-ta juz hoose ee qur'aanka kariimka

4 2-da juz hoose ee qur'aanka kariimka

Dhammaan aradayda iyo macallimiintooda waxaan u rajeyneynaa guul insha allaah

0615482348. 0619138080

23/02/2026

دعاء الإفطار Ducada la akhristo marka la afuro
اللهم إني لك صمت وبك آمنت وعليك توكلت وعلى رزقك
أفطرت. ذهب الظمأ وابتلت العروق وثبت الأجر إن شاء الله.

21/02/2026

مرحبا يا رمضان

تهنئ أكاديمية إمام لجميع المسلمين في أنحاء العالم بحلول شهر رمضان المبارك.أعان الله عليكم صيامه وقيامه.
17/02/2026

تهنئ أكاديمية إمام لجميع المسلمين في أنحاء العالم بحلول شهر رمضان المبارك.
أعان الله عليكم صيامه وقيامه.

07/02/2026

Kelimadda Maamulaha Guud ee Akadeemiyadda IMAAM ACADEMY
Dr. Abdulkadir Mo'allin Shriif Weydow

Oo uu kajeediyey Xafladda Dufcada 8-aad ee Dugsiga IMAAM Academy Mahadsanid ayaan leenahay

0615482348 0615933238 0619138080

Address

Suuqbacaad
Mogadishu

Telephone

+252615482348

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IMAAM Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share