SBF Academy

SBF Academy Our mission is to increase accessibility to training for Business leaders, Accountancy and Finance professionals and graduate students.

Financial Planning  ( Qorsheynta Maaliyada) Baro sida aad u qorsheyn lahayd dhaqaalaha gurigaaga iyo ganacsigaaga.
10/04/2024

Financial Planning ( Qorsheynta Maaliyada)
Baro sida aad u qorsheyn lahayd dhaqaalaha gurigaaga iyo ganacsigaaga.

Qorsheynta Maaliyada

30/03/2024

Auditing (Hanti dhawr)

Qiimeynta Ganacsiga
26/03/2024

Qiimeynta Ganacsiga

External Analysis of the business. (Kaga bogo luuqadaada hooyo)
24/03/2024

External Analysis of the business. (Kaga bogo luuqadaada hooyo)

Kaga bogo luuqadaada hooyo. (Financial Reporting)
24/03/2024

Kaga bogo luuqadaada hooyo. (Financial Reporting)

Cilmiga maaliyada kaga bogo luuqadaada hooyo. (Corporate Governance)
24/03/2024

Cilmiga maaliyada kaga bogo luuqadaada hooyo. (Corporate Governance)

https://www.youtube.com/watch?v=Zib1sysZm7YShuruucda iyo qawaaniinta caalamiga ah.Waajibaadka saaran Iibiyaha goorta law...
22/01/2024

https://www.youtube.com/watch?v=Zib1sysZm7Y

Shuruucda iyo qawaaniinta caalamiga ah.

Waajibaadka saaran Iibiyaha goorta lawada galo heshiis labo dhinac ka kooban oo ka dhexeeya iibsade iyo iibiye.

Heshiisyada Caalamiga ah ee Baayac MushtarigaWaxaa jira shuruuc iyo qawaaniin caalami ah goorta laba dhinac ay ku wada heshiiyaan iibka agabka iyo badeecada....

Waa maxay Odoros?
22/08/2021

Waa maxay Odoros?

Waa maxay Management Accounting ama Af Soomali ahaan Xisaab-Maareyn? Fadlan soo booqo bogeena Youtube. Hadii aad ka hesh...
09/08/2021

Waa maxay Management Accounting ama Af Soomali ahaan Xisaab-Maareyn?

Fadlan soo booqo bogeena Youtube. Hadii aad ka hesho casharadeena ku xidhnow boggeena si aad ula socoto casharada aan soo dhigno.

What is Auditing profession and what does an Auditor do? As part of our understand accounting series, we will define the...
12/07/2021

What is Auditing profession and what does an Auditor do? As part of our understand accounting series, we will define the purpose of assurance engagements and explain what Auditors actually undertake.

Waa maxay mihnadda hanti-dhawrka? Muxuuse qabtaa Hanti dhawraha? Waxaan kusii gudo jirnaa taxanaheenii ahaa fahanka xirfadda xisaabaadka. Waxaana halkan ku falanqeyn doonaa ujeedka mihnadda hanti dhawrka iyo xirfadlaha hanti dhwraha waxa doorka uu ku leeyahay hawsha xisaabaadka. Fadlan soo booqo Barteena Youtube waa free. hadii ay ku anfacaan casharada ka baxa barteena fadlan sii faafi si aan u helno bulsho wacyi leh.

Auditing is assurance function that gives assurance that statements prepared by the directors for the stakeholders give a true and fair view.In terms of the ...

Introduction to Taxation. This is very important for all to understand and appreciate the taxation system of any given c...
08/07/2021

Introduction to Taxation. This is very important for all to understand and appreciate the taxation system of any given country and how it affects its citizens.

Casharkani waxaan hordhac ahaan dul istaagi doonaa nidaamka canshuuraadka iyo sida uu saameyn ugu yeelan karo dhaqaalaha wadanka iyo nolosha muwaadiniinta. Fadlan ka daawo barteena Youtube ee akadeemiyada ganacsiga iyo maaliyadda soomaaliyeed (SBF Academy) waa free!

In this lecture we will explain the link between what the financial accountant prepares (the financial statements) and how the Tax accountant uses those fina...

Seminar Accounting af soomaali (Part4)
03/07/2021

Seminar Accounting af soomaali (Part4)

Financial Accounting (Xisaabaadka Maaliyada)

Address

28M6+28
Mogadishu
28M6+28

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+447903745701

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SBF Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to SBF Academy:

Share