19/03/2026
🌙 Ciid Wanaagsan Dhammaan! ✨
Alhamdulillah, waxaan soo gaarnay maalinta farxadda ee Ciidda kadib bishii barakaysnayd ee Ramadaan. 🤲
Allaha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii suubanaa,
Allaha dambigeenna ha dhaafo, naxariistiisana ha nagu gallado.
Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed. 🇸🇴🤍
Allaha na gaarsiiyo ciiddo badan anagoo caafimaad qaba oo nabad ku sugan. 🌿
Ibraahim Muuse Caddow
Head Of Media and Communication
Faculty of Computing Student's Association - FOCSA
SIMAD University
Faculty of Computing - SU